Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Xulka Qaranka Soomaaliya Iyo Kenya Oo Beri Isku Dhagan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Xulka Qaranka Soomaaliya Iyo Kenya Oo Beri Isku Dhagan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xulka Qaranka Kubada Cagta Soomaaliya oo da’doodu ay ka hooseyso 17-ka sano ayaa ciyaari doono berito kulankii 3-aad tartanka Cecafa ee 17-jirada kaasi oo ka socda dalka Burundi, Soomaaliya Waxay la Ciyaari doonta xulka qaranka Kenya oo dhibco ay wadaagan ayadoo Min afar dhibcood ay wadaagan ayadoo sidoo kale waxaa wada ciyaari doona dalalka Burundi iyo Ethiopia oo Soomaaliya ku wehliya Group A,

Related posts

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026

Kulanka ayaa ka dhici doona Maalinta Berito ah garoonka Muyinga ee dalkaasi Burundi waxaana kulanka wiilasha Soomaaliya uu bilaaban doona Sacada Markii ay tahay xiliga geeska afrika 15:30.

Macalinka Xulka Qarnaka 17-jirada dalkeena Soomaaliya Salaad Maxamed Faarax oo qadka Telefanka aan kula Xiriiray ayaa Sheegay in Rajo wanaagsan ay ka leeyahiin in ay u soo gudbaan wareega xiga ee tartanka ayadoo Macalin Salaad uu Xusay in qaab Ciyareedka dhigooda aysan wax Cabsi ka qabin waxaa kaloo uu raaciyay in rajada xulka qaranka ay tahay boqolkiiba Sideedatan.

Kulankaan ayaa waxaa si toos ah looga daawan karaa kanaalka Super Sports 9 oo had iyo jeer soo taabiya ciyaaraha afrika waxaana ciyaarta ay bilaaban doonto Sagaalka iyo Sodon daqiiqo.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka qeyb galay Shir weyne u dhaxeeyey Talisyada Ciidanka Africa iyo Mareykanka “Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha cusub ee dalka Cuba oo xilka loo dhaariyay

Next Post
Madaxweynaha cusub ee dalka Cuba oo xilka loo dhaariyay

Madaxweynaha cusub ee dalka Cuba oo xilka loo dhaariyay

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Israa’iil ayaa sheegtay inay gantaal ku weerartay Iiraan, halka sarkaal Mareykan ah uu u sheegay Al Jazeera in Mareykanku...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay bariga gobolka Hiiraan, kaas oo qayb ka...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ayaa martigelisay  Cashadii Sannadlaha ahayd ee Afurka, taas oo xalay lagu qabtay Xarunta...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka ku xigeenka Arrimaha Dibadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In