Friday, August 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaar ka mid ah Musharaxiinta u taagan qabashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Maanta Khudbado jeedin doona

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Qaar ka mid ah Musharaxiinta u taagan qabashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Maanta Khudbado jeedin doona
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dhageysan doona Khudbado waxqabadkooda ay kusoo bandhigayaan qaar ka mid ah Musharaxiinta u tartamaya Xilka Guddoonka Golaha Shacabka.

Musharaxiinta xilkan u tartamaya oo gaaraya 11 ayaa soo buuxiyay dhamaan Shuruudihii laga doonayay, waxaana maanta Khudbadaha jeedinย doonaย Lix ka mid ah halka qeybta labaad ee Khudbad jeedintana ay dhici doonto maalinta beri ah.

Related posts

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

August 7, 2026
Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

August 7, 2026

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golahaย Shacabkaย ayaa shalay soo gabagabeeyay Diiwaangelinta Musharixiinta u taagan Xilkan Guddoomiyaha Golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxayna kala yihiin Magacyada Musharaxiinta is diiwaan galiyay Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe), Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen), Xildhibaan Sheekh Cali Sheekh Maxamed Nuur, Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow, Xiildhibaan Prof. Saalim Caliyo Ibrow, Xildhibaan Shariif Sheekh Maye, Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaktar, Xildhibaan Maxamed Mursal Cabdi raxmaan, Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdella, Xildhibaan Maxamuud Macalin Yaxye iyo Xildhibaan Iimaan Cabdulaahi Cali.

30-ka Bishan oo ku began Maalinta Isniinta ee soo socota ayay dhaceysaa Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Previous Post

Meydadka dhalinyaro Soomaali ah oo lagu aasay Columbus

Next Post

Ganacsata Soomaaliyeed oo banaanbax ka dhigay Dalka Koonfur Afkrika

Next Post
Ganacsata Soomaaliyeed oo banaanbax ka dhigay Dalka Koonfur Afkrika

Ganacsata Soomaaliyeed oo banaanbax ka dhigay Dalka Koonfur Afkrika

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

August 7, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ต๐— ๐˜‚๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฅ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐˜„๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hayโ€™adda Awqaafta...

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

August 7, 2026
0

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka...

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

August 6, 2026
0

Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐›๐š๐๐ž๐ฅ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐›๐ง๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ค๐ฎ ๐ข๐ฆ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ž๐ž ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In