Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ganacsata Soomaaliyeed oo banaanbax ka dhigay Dalka Koonfur Afkrika

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Ganacsata Soomaaliyeed oo banaanbax ka dhigay Dalka Koonfur Afkrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalka Koonfur Africa waxaa ayaa waxa ka socda banaan baxyo ay dhigayaan ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalkaasi, kaasi oo ay uga cabanayaan dilal iyo dhac joogta ah oo lagu hayo goobahooda ganacsi.

Dadkaasi banaan-baxaya waxaa ay ku baaqeen in dhammaan la joojiyo shaqooyinka oo aan la aadin, isla markaana ay xerayaan dhammaan goobaha ganacsiga, waxaana laga baqayaa in rabshado ay ka dhashaan oo saameyn ku yeesha Soomaalida,

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Soomaalida deegaanada tuulooyinka ku leh ganacsiyada oo ay Wakaaladda Wararka ee SONNA la soo xariiray aya sheegay in hanjabaadyo ay kala kulmayaan dadka deegaanada ay ganacsiyada ku leeyihiin,sida in la boobi doono ganacsigooda,

Masjidka Soomaalida ee ku yaala magaalada Johannesburg ee Wadanka Koonfur afrika salaadii cishaha kadib waxaa culimada ay bulshada ug baaqeen in ay ka taxadaraan waxyaabaha laga cabsi qabo,

Wariyagaha SONNA ee Dalka Koonfur Afrika Abdullahi Qorshe ayaa sheegaya in wax walba laga filan karo dhacdooyinkaasi soo cusboonaaday iyo dibad baxyada ay dhigayaan Soomaalida ka xoogsata Wadankaasi.

Previous Post

Qaar ka mid ah Musharaxiinta u taagan qabashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Maanta Khudbado jeedin doona

Next Post

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Shirka Jaamacadda Carabta ku soo bandhigay Sawirro Muujinaya Kheyraadka dalka+Sawirro

Next Post
Wasiirka Ganacsiga XFS oo Shirka Jaamacadda Carabta ku soo bandhigay Sawirro Muujinaya Kheyraadka dalka+Sawirro

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Shirka Jaamacadda Carabta ku soo bandhigay Sawirro Muujinaya Kheyraadka dalka+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In