Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

FINAL-KA SOOMAALIYA Vs TANZANIA

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
FINAL-KA SOOMAALIYA Vs TANZANIA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Soomaaliya ayaa la Ciyaari doonto kama danbeysta tartanka Cecafa ee 17-Jirada dalka Tanzania oo ka soo adkaaday dalka Kenya afar dhamaadka tartanka.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026

Soomaaliya waxay 1-0 ku soo qaarijisay xulka qaranka Uganda oo ahaa dalka koobka difaacanayay ayadoo ay ka sii horeysay Soomaaliya in ay ka soo adkaatay xulka qaranka Kenya oo koobka ahaa dalka loo saadliyay dalalka ku guuleysan karay bilowgii tartanka.

Tanzania iyo Soomaaliya ayaa Ciyaari doono kama danbeysta tartanka oo Soomaaliya ay markii ugu horeysay u soo baxday waana mid ka mid ah guulaha xulka qaranka 17-jirada ay soo hooyen kuwaasi oo tartankaan kan xiga ka qayb qaadan doono Koobka qaramada qarada afrika ee 17-Jirada oo ka bilaaban doono dalka Tanzania bisha agoosto.

Soomaaliya dhalinteeda ayaa haatan iska sii tijaabin doona dalka Tanzania oo safar ay u aadi doonan bisha aynu soo sheegnay waxaana Soomaaliya Wiilasheeda ay ahayeen kulamadii ugu danbeyay kuwa si isku mid ah dunida oo dhan kaga yaabiyay.

Previous Post

Agaasimaha Hey’adda Socdaalka oo booqday Xarumaha Laanta Socdaalka ee dalka Jabuuti “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso: Wasiir Khadiijo oo u hambalyaysay Xulka Qaranka dalkeena

Next Post
Dhageyso: Wasiir Khadiijo oo u hambalyaysay Xulka Qaranka dalkeena

Dhageyso: Wasiir Khadiijo oo u hambalyaysay Xulka Qaranka dalkeena

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In