Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu faah faahiyay dhibaatada beni’aadanimo ee ka jirtaa magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne, taasi oo saameynย culus ku yeelatay bulshada waxaana sidoo kale maanta uu booqday Xaafadaha magaalada Beledweyne oo ku fataheen biyaha Wabiga.
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐ญ๐ฐ๐ฐ๐ด๐/๐ฎ๐ฌ๐ฎ
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐๐ซ. ๐๐๐๐๐ข๐ง๐๐๐๐๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...














