Sunday, February 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haweenka Siyaasadda kujira iyo kuwa Ururadda Bulshada Rayidka oo Midoobaya+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Haweenka Siyaasadda kujira iyo kuwa Ururadda Bulshada Rayidka oo Midoobaya+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kullanka ayaa looga hadlayey sidii loo xoojin lahaa isku xirka Haweenka Siyaasada ku jira iyo kuwa Bulshadda Rayidka hogaamiya iyo sidoo kale sida loo sameyn karo Sharciyo Haweenka Caawiya.

Waxaa ka qeyb galay kullanka Xildhibaanada Haweenka ee ku jira Baarlamaanka Soomaaliya labadiisa Gole iyo sidoo kale Haweenka ku jira Uraradda Bulshadda Rayidka ah kuwaas oo ka shaqeeya Dhiiro galinta Dumarka iyo Harmarkooda.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

February 8, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

February 8, 2026

Qorshaha ayaa waxaa kale oo kamida sida loogu baahan yahay Qorshe Baahsan oo Haweenka ka saacidaya Sanadka 2020 inay kaalin fiican ku yeeshaan Siyaasada Dalka.

Sahra Maxamed Axmed Madaxa Ururka SWDC ayaa sheegtay intani ka saacidi karto arrimo aad muhiim iga.

โ€œRuntii in ay isku xirnaadaan Haweenka Siyaasada ku jira iyo kuwa kale ee Ururadda Bulshadda Rayidka ku jira waa talaabo aad fiican waxaana muddo badan soo wadnay sidii aan arrintaas ku hirgalin laheyn runtiiโ€.

Sanater Shugri Aadan Maxamed iyo Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Aadan ayaa dhankooda sheegay in haweenku inay isku yimaadaan wax badan ka saacidi karto Hormarkooda iyo Hormarka Dalka.

Xildhibaan Miino Xasan Shibis Gudoomiyaha Haweenka Golaha Shacabka ayaa waxaa ay tilmaantay in Haweenka Soomaaliyeed guul fiican joogaan.

โ€œWaxaan dhihi karaa Haweenka Soomaaliyeed Guul fiican ayey ka soo hooyeen Siyaasada iyo meel kasta oo ay ka shaqeeyaan taasna waxaa ay ku timid dadaal badan oo ay sameeyeen, waxaa Qorshaheena kamida sidii aan ku gaari laheyn in aan midowno taas ayaana Hormarkeena ku xiran yahayโ€.

ย W/D Cali Axmed Sheekh

Previous Post

Shirka qorshaha soo kabashada u adkeysiga Abaaraha oo maanta lagu soo gaba gabeeyn doono dalka Kenya &Sawiro

Next Post

Madaxda Nigeria & Mareykanka oo ka wada-hadli doona Amniga & qodobo kale

Next Post
Madaxda Nigeria & Mareykanka oo ka wada-hadli doona Amniga & qodobo kale

Madaxda Nigeria & Mareykanka oo ka wada-hadli doona Amniga & qodobo kale

Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(SHABEELLAHA HOOSE):-Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa fuliyay hawlgal bartilmaameed ah oo ka...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Sabti, 7-da February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌe ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐œ๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

RADIO MUQDISHO:-Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayo soo bandhigidda iyo dardargelinta Biyo-Mareenka...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay wafdi ka socday Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay wafdi ka socday Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Muqdisho, Sabti, 07 Febraayo 2026: โ€“ Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In