Friday, July 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Falastiiniyiinta oo sheegay in aaysan gorgortan ka galeeynin qadiyadda Falastiin

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Falastiiniyiinta oo sheegay in aaysan gorgortan ka galeeynin qadiyadda Falastiin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Falastiin Maxmuud Cabaas  ayaa diiday in uu ka baxo magaalada Jurusalaam ee caasimada Falastiiniyiinta iyo in uu ka baxo qaxootinimada.

Madaxweyne Cabaas oo maalintii shalay hadal ka hor jeediyay Golaha Qaranka Falastiiniyiinta  aya si cad ugu horyimid degameeynta ay Yahuudda ka wadaan dhulka Falastiin.

Related posts

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026

“Haddii ay dhacdo inaan ka baxno Jurusalaam waxay micnaheeda tahay inaan ogolaanay degameeysiga Yahuudda ay ku hayaan dhulkeena, dhamaanteena waxan noqoneynaa qaxooti Caalamka ka tilmaaman” ayuu yiri Madaxweynaha Falastiin Maxmuud Cabaas  oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay bilawga fadhigii 23-aad ee Golaha Qaranka Falastiiniyiinta.

Maxmuud Cabaas  oo hadalkiisa sii watay aya tilmaamay in hogaamiyasha Falastiiniyiin  ay qaadi doonaan tallaabooyin muhiim ah muddooyinka soo socota, laakiin ma uusan sheegin nooca ay talabooyinkaasi noqonayaan.

Madaxweynaha Falastiin Maxmuud Cabaas ayaa dib u cusbooneysiiyay diidmadiisa ku aadan  mowqifkii Mareykanka ee u xaglinayay Yahuudda, sidokalana waxuu raja xuma ka muujiyay wada hadaladi u dhaxeya Falastiiniyiinta iyo Yahuudda.

Heshiiska wda hadalka oo aan si cad loo shaacinin ujeedkiisa, ayaa ku saleysanaa wada hadlo u dhaxeeya Yahuudda iyo Falastiin oo lagu raadinaya xal nabadeed

Previous Post

R/wasaare Kheyre oo Garoonka Aadan Cadde kusoo Dhaweeyay Ciyaartoyda 17-jirada Qaranka Soomaaliya

Next Post

WARGELIN:- Diiwaan Gelinta Tartan Cilmiyeedka Ramadan Ee Warbaahinta Qaranka Oo Bilaabatay

Next Post
WARGELIN:- Diiwaan Gelinta Tartan Cilmiyeedka Ramadan Ee Warbaahinta Qaranka Oo Bilaabatay

WARGELIN:- Diiwaan Gelinta Tartan Cilmiyeedka Ramadan Ee Warbaahinta Qaranka Oo Bilaabatay

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
0

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

Golaha Wasiirrada oo meel mariyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah

July 16, 2026
0

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Habraaca Isku Xirka Farriimaha Dowladda ee Xilliyada Xaaladaha Degdegga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In