Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo faah faahin ka bixisay safar ay ku tagtay Dalka Kuwait

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo faah faahin ka bixisay safar ay ku tagtay Dalka Kuwait
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026

Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay safar ay ku tagtay Dalka Kuwait ka dib markii ay Dalka dib ugu soo laabatay.

Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in madaxda dawladda Kuwait ay isla garteen kordhinta taageerada ay ku bixiyaan horumarinta adeegyada dadwaynaha.

Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha xukuumadda Federaal Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxda ay la soo kulmeen ay kala hadleen sidii loo taageeri lahaa dhalinyarada Soomaaliyeed oo ah kuwo kasoo ka banaya bur burkii Dalka ku dhacay.

Dhanka kale Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in Wasaaradda dhalinyarada  iyo ciyaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya ay diyaar garoow xoogga ugu jirto marti galinta 15 may oo ah maalinta dhalinyarada Qaranka Soomaaliyeed.

“Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshayaal ku aadan horumarinta dhalinyarada iyo ciyaaraha Dalka taasoo ay baahi weyn u qabaan dhaliyarada Soomaaliyeed ee ku nool Caasimadda Soomaaliya iyo Gobalada Dalka”.

Previous Post

Horjooge ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-Shabaab oo iska dhiibay Gobolka Gedo

Next Post

Soomaaliy iyo South Sudan oo ka wada hadlay is weydaarsiga Xoghayaha la xariira Arrimaha Socdaalka

Next Post
Soomaaliy iyo South Sudan oo ka wada hadlay is weydaarsiga Xoghayaha la xariira Arrimaha Socdaalka

Soomaaliy iyo South Sudan oo ka wada hadlay is weydaarsiga Xoghayaha la xariira Arrimaha Socdaalka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa uga mahadceliyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe), oo ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Minister of Foreign Affairs Pays Condolence Visit to the Embassy of Qatar

July 14, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, paid a condolence visit to the Embassy of the State...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

July 14, 2026
0

Hey’adda SoDMA ayaa maanta degmada Afmadow ee gobolka Jubadda Hoose, ka daahfurtay wajiga koowaad deeq gargaar raashin ah oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In