Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dawladda Shiinaha oo 1.5 Milyan ku wareejisay dawladda Somaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Dawladda Shiinaha oo 1.5 Milyan ku wareejisay dawladda Somaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š

August 31, 2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
Dawladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah dawladda Soomaaliya gudoonsiisay lacag 1.5 miliyan dollar taasi oo looga gurmanayo dadka ay fataahadu ku saaamaysan dalka.

Wasiirka Arrimaha Debbada Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa ka gudoomiyey kaalmadan lacageed, Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Qin Jian.

โ€œDawladda Shiinaha waxa ay gudoonsiinaysa Wasiirka Arrimaha Debbadda Soomaaliya lacag 1.5 milyan oo ah kaalmo beniโ€™aadinimo oo aan doonayno wax looga qabto dadka fataahada ku saameeyey, Markii aan Warbaahinta ku arkay muuqaalada dadka fataahada saamaysay ayaan dawladayda gaarsiiyey xaaladda, waana tan jawaabtaโ€, Safiirka Shiinaha Qin Jian ayaa sidaa yiri.

Safiirka ayaa xusay in dawladaha Soomaaliya iyo Shiinaha ay leeyihiin saaxiibtinimo iyo walaaltinimo fog ayna ka goโ€™an tahay ay laba laabaan taageerada ay siiyaan iyo kor u qaadaan iskaashiga labada dhinac.

Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Arrimaha debbadda Soomaaliya ayaa uga mahad-naqay dawladda Shiinaha deeqda lacageed ee ay soo gaarsiisay,isagoo sheegay in dalabkii Madaxweynaha Jamhuuriyada iyo kan Raโ€™isul wasaarahaba ay si dhaqsi leh ay kaga soo jawaabeen.

Shiinaha ayaa Soomaaliya ka caabinaya dhinacyada mashaariiicda horumarineed, beniโ€™aadinimada,iyo amniga, waxaana xiriirka labada dal uu bilowday December 14, 1960

Previous Post

Guddoomiye Yariisoow oo xarigga ka jaray qayb ka mid ah Isbitaalka Deyniile

Next Post

halinyaradii S.Y.L โ€œHorseed ku dayasho Mudanโ€

Next Post
halinyaradii S.Y.L โ€œHorseed ku dayasho Mudanโ€

halinyaradii S.Y.L โ€œHorseed ku dayasho Mudanโ€

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In