Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorsheynta oo la kulmay wafdi ka socday Sweden

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Qeyb ka mid ah qalabka saadaasha hawada oo dalka la keenay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan ujeedkiisa ahaa  iskaashi dhinac Tirakoobka la qaatay Agaasimaha Guud Hay”adaha Tirakoobka (Statistics) Dalka Sweden  oo soo gaaray magaalada Muqdisho,

Dowladdaha Soonaaliya iyo Sweden ayaa si wayn iska kaashanaya dhinacyada horumarinta ee ku aadan soo saaridda xog sax ah oo dhameystiran, kuna saabsan dhaqaalaha, tirakoobka dadka iyo isbaddellada maciishadda waddanka.

Related posts

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026

Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in mashaariic kala duwan ay ka hirgelineyso gudaha dalka.

“Dowladda Soomaaliya waxaa ay wadaa dadaallo ku aadan soo saarista xoga dhab ah oo ku aadan korarka dhaqaalaha iyo la socodkiisa halka uu marayo” ayuu yiri Wasiirka Qorsheynta.

Agaasimaha Guud Hay”adaha Statistics ee Dowladda Sweden Jokim Istaymni ayaa sheegay  in wada hadalka uu quseeyay iskaashi labada dowladood, waxa uuna intaa ku daray in Dowladda Soomaliya ay horumarineyso` dhinaca xogaha Qaranka .

Saddaxdii sano ee la soo dhaafay waxa ay dowladda Sweden tababarro isba-joog ah siisay shaqaalaha ku howlahan arrinta Xogaha si  aqoontooda kor loogu qaado.

Previous Post

Soomaaliya oo laga saray liiska waddamada ugu amni darrada

Next Post

Carruur agoon ah oo la guddoonsiiyay deeq lacag ah

Next Post
Carruur agoon ah oo la guddoonsiiyay deeq lacag ah

Carruur agoon ah oo la guddoonsiiyay deeq lacag ah

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In