Wednesday, June 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Howlgalo ka wada deegaano ka tirsan Gobalka Hiiraan

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Howlgalo ka wada deegaano ka tirsan Gobalka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa deegaano ka tirsan Gobalka Hiiraan ee bartamaha Dalka kana mid ah deegaanada hoos yimaada Maamulka Soomaaliyeed ee Hir-shabeele waxay ka wadaan dhaqdhaqaayo Xoogga kuna sabsan sidii maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al-shabaab looga saari lahaa Dalka.

Howlagalkaan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ka wadaan deegaanada ka tirsan Gobalka Hiiraan ayaa qeyb ka ah Howlgalo maalmihii dambe Ciidamada Xooggu ka wadeen deegaano dhaca koonfurta iyo bartamaha Dalka ayna kula wareegeen Ciidamada tuulooyin ay Maamuli jireen maleeshiyaadka Al-shabaab.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliya Ibraahim Maxamed Geedi ayaa sheegay in Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Gobalka Hiiraan ay sheegeen in Howlgaladii socda Maamihii lasoo dhaafay ay kula wareegeen Deegaano Hiiraan ka tirsan oo maleeshiyadu ku dhibaatayn jireen muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Madaxda Qaranka iyo kuwa Maamul goboleedyada qeybta ka ah Dowladda dhexe ayaa ku heshiiyay in Dalka laga bilaabo qorshayaal maleeshiyaadka looga saarayo Dalka.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wariye Geedi:

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/06/WAREYSI-GEEDI-12.6.2018-2.mp3
Previous Post

Daawo: Madaxweyne Waare Oo la Kulmay Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya

Next Post

Wararkii ugu dambeeyey kulanka taariikhiga ah ee hoggaamiyaasha Mareykanka iyo W/kuuriya

Next Post
Wararkii ugu dambeeyey kulanka taariikhiga ah ee hoggaamiyaasha Mareykanka iyo W/kuuriya

Wararkii ugu dambeeyey kulanka taariikhiga ah ee hoggaamiyaasha Mareykanka iyo W/kuuriya

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In