Monday, August 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wararkii ugu dambeeyey kulanka taariikhiga ah ee hoggaamiyaasha Mareykanka iyo W/kuuriya

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wararkii ugu dambeeyey kulanka taariikhiga ah ee hoggaamiyaasha Mareykanka iyo W/kuuriya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jasiiradda Sentosa ee Dalka Singapore, waxaa ka bilowday Shirka u dhaxeeya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trum iyo Hogaamiyaha Kuuriyadda Waqooyi Kim Jong-un, iyada oo labada Hoggaamiye ay is gacan qaadeen.

Shirkan oo ah kii ugu horeeyay oo ay labada dhinac yeesheen ayaa waxa ay kaga wada hadli doonaan, arrimo ay ka mid tahay Hubka Nugleerka iyo cunaqabateenada dhinaca dhaqaalaha ee saaran Kuuriyada Waqooyi.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan lagu hirgelinayo Nidaamka Qaran ee digniinta hore ee Khataraha

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan lagu hirgelinayo Nidaamka Qaran ee digniinta hore ee Khataraha

August 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliyeed oo booqday Xabsiga Ganfuda ee Liibiya 

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliyeed oo booqday Xabsiga Ganfuda ee Liibiya 

August 3, 2026

Waxa ay wada qaateen kulan 40 daqiiqo ah oo ay goob joog ka ahaayeen Turjumaanada labada dhinac oo kaliya ka hor inta aysan kusoo biirin fadhiga lataliyaasha iyo Wafuuda kale ee labada Madaxweyne.

Donald Trump ayaa sheegay in uu rajeynayo in uu dhexmaro isaga iyo Kim xiriir weyn oo taariikh ah,halka dhigiisa uu isna yiri “kulankeena halkaan waxaan rajeynayaa in uu meesha ka saaraan dhammaan caqabadaha ”

Washington, waxa ay dooneysaa in Kuuriyada Waqooyi ay ka tanaasusho Hubka Nugleerka, halka Waqooyiga Kuuriya ay diidan tahay taasi oo la aamisan yahay in ay adkeyn karto xaaladda.

Mareykanka iyo Waqooyiga Kuuriya ayaa hanjabaadyo hawada isku marinayay in muddo ah oo dhinaca Nugleerka.

Hoggaamiyaha Waqooyi Kuuriya waxa uu sheegay in taariikh weyn ay tahay hadii labada dhinac ay heshiis rasmi ah gaaraan.

Ajandaha waxaa kamid ah ka sakoow Hubka Nugleerka cunaqabeteynta saaran Waqooyiga Kuuriya ee ragaadisay dhaqaalaha Dalkaasi.

W/Q Maxamed Cali Axmed (Rooraaye)

Previous Post

Dhageyso: Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Howlgalo ka wada deegaano ka tirsan Gobalka Hiiraan

Next Post

Daawo: Waalidiinta dhalay Gabar yar oo la xanuusanaysa Buro oo dal baday Caawimaad”

Next Post
Daawo: Waalidiinta dhalay Gabar yar oo la xanuusanaysa Buro oo dal baday Caawimaad”

Daawo: Waalidiinta dhalay Gabar yar oo la xanuusanaysa Buro oo dal baday Caawimaad"

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan lagu hirgelinayo Nidaamka Qaran ee digniinta hore ee Khataraha

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan lagu hirgelinayo Nidaamka Qaran ee digniinta hore ee Khataraha

August 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliyeed oo booqday Xabsiga Ganfuda ee Liibiya 

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliyeed oo booqday Xabsiga Ganfuda ee Liibiya 

August 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa booqday Xabsiga Ganfuda ee magaalada Banghaasi, halkaas oo ay kula kulmeen dhallinyaro Soomaaliyeed...

Hoggaamiye Firdhiye oo habka fogaan-aragga uga qayb galay xuska sanad-guurada Maamulkaas

Hoggaamiye Firdhiye oo habka fogaan-aragga uga qayb galay xuska sanad-guurada Maamulkaas

August 3, 2026
0

Hoggaamiyaha Waqooyi Bari ayaa habka fogaan-aragga uga qayb galay munaasabadda lagu xusay sanad-guurada maamulkaas oo lagu qabtay gobolka Minnesota ee...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐥𝐚 𝐜𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐥𝐚 𝐜𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝

August 2, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo u joogo magaalada Laasacaanood ee xarunta Waqooyi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In