Thursday, July 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo booqday Xarunta Baarlamaanka Dawladda Djibouti

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo booqday Xarunta Baarlamaanka Dawladda Djibouti
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hoggaaminyo oo maalintii labaad ku sugan dalka aynu walaalaha nahay ee jamhuuriyadda Djibouti, ayaa booqday xarunta baarlamaanka ,waxa uuna isla xarunta uu kulan kula qaatay Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti Β Maxamed Cali Xaamud iyo xubno ka tirsan xildhibaanada dalkaasi.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Djibouti, Β ayaa marka hore guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya iyo wafdigiisa soo dhaweeyey, isaggoo uga warbixiyay xaaladda baarlamaanka iyo qaabka uu u shaqeeyo,waxaana guddoomiyaha golaha shacabka ee jambuuriyaddda federaalka Soomaaliya uu guddoonka iyo xildhibaanada jabuuti uga mahad celiyay soo dhoweynta wanaagsan ee ay u sameeyeen, isaggoo dhankiisa faah faahin ka siiyay howsha wanaagsan ee uu golaha shacabka ee JFS.

Related posts

𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ¬π’π’π«π«πšππš 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐒𝐱𝐒𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐑𝐒𝐬𝐚𝐦𝐚𝐑𝐚 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π’πšπ«πž 𝐞𝐞 π€ππžπžπ π πš π†πšπ«π¬π¨π¨π«π€πš

𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ¬π’π’π«π«πšππš 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐒𝐱𝐒𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐑𝐒𝐬𝐚𝐦𝐚𝐑𝐚 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π’πšπ«πž 𝐞𝐞 π€ππžπžπ π πš π†πšπ«π¬π¨π¨π«π€πš

July 23, 2026
Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo Afrika

Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo Afrika

July 23, 2026

Intaasi ka dib labada gudoomiye oo si wadajir ah warbaahinta ula hadlay ayaa guddoomiyaha baarlamaanka dalkan jabuuti Maxamed Cali Xaamud waxaa uu sheegay in kulankoodii maanta ay kasooo baxeen qodobo ujeedkoodu uu yahay sii xoojinta xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeeya labada wadan ee walaalaha ah iyo wada shaqeynta baarlamaanka labada Dal.

Guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanahay kulanka uu maanta dhiggiisa dalka jabuuti la qaatay islamarkaana uu kulankan sidoo kale wax weyn kusoo kordhin doono iskaashiga labada dhinac oo hadda maraya meel aad u wanaagsan.

Dhinaca kale Gudoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kormeeray labad dekadood oo ku yaala magaaladda Β jabuuti ee xarunta wadanka jamhuuriyada jabuuti ,waxaana ku wehliyay kormeerkiisa safiirka jamhuuriyada jabuuti u fadhiya soomaaliya Mudane Aadan Xasan Aadan, waxaana uu guddoomiyaha uu aad u ammaanay horumarka ka dhashay iskaashiga shacabka iyo dowladda ee ay ku talaabsadeen walaalaha jamhuuuriyada jabuuti.

Previous Post

Ciidanka Xoogga dalka oo Nabad diidka Alshabaab ka xoreeyey deegaano horleh oo ka tirsan Gobolka Jubbada hoose

Next Post

Taariikhda Jabuuti iyo Halgankii Gobanimada β€œDhageyso”

Next Post
Taariikhda Jabuuti iyo Halgankii Gobanimada β€œDhageyso”

Taariikhda Jabuuti iyo Halgankii Gobanimada β€œDhageyso”

𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ¬π’π’π«π«πšππš 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐒𝐱𝐒𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐑𝐒𝐬𝐚𝐦𝐚𝐑𝐚 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π’πšπ«πž 𝐞𝐞 π€ππžπžπ π πš π†πšπ«π¬π¨π¨π«π€πš

𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ¬π’π’π«π«πšππš 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐒𝐱𝐒𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐑𝐒𝐬𝐚𝐦𝐚𝐑𝐚 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π’πšπ«πž 𝐞𝐞 π€ππžπžπ π πš π†πšπ«π¬π¨π¨π«π€πš

July 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo Afrika

Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo Afrika

July 23, 2026
0

Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya lagu soo gebagebeeyay shirkii ugu horreeyay ee heer gobol ee Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga...

Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

July 23, 2026
0

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Taliska Ciidanka XDS oo faahfaahin ka bixiyay howlgalkii ka dhacay deegaanka Teedaan

July 22, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa 21-kii bishan fuliyay howlgal duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In