Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo” Xuska maalinta cafiska Soomaaliyeed oo xalay lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Daawo” Xuska maalinta cafiska Soomaaliyeed oo xalay lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug ee bartamaha Dalka ayaa xalay Waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayo maalinta cafiska Soomaaliyeed taasoo qeyb ka ah munaasabado ka dhacay Caasimadda Dalka ee Muqdisho iyo Gobalada Dalka qaarkood.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026

Munaasabadaan oo ay soo qaban qaabiyeen Madasha dhalinyarada Nabada iyo Isdhegalk Gobalka Mudug ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Maamulada Galmudug iyo Puntland oo si wadajira u maamulada Xaruunta Gobalka mudug ee Gaalkacyo,Saraakiisha laamaha Amniga Gaalkacyo iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Gaalkacyo.

Goobta ayaa waxaa laga jeediyay khudbado kala duwan oo dhamaantood ku qotoma muhiimada ay leedahay 28 June oo loo asteeyay maalinta cafiska Soomaaliyeed iyadoona Mas’uuliyiintii ka hadlay madasha ay sheegeen in ay tahay maalin ay Xasuusan doonaan bulshada Soomaaliyeed meel kastoo ay ka joogaan Aduunyada.

Intii ay socotay munaasabadaan lagu xusayay maalinta cafiska Soomaaliyeed ee xalay lagu qabtay Caasimada Gobalka Mudug ee Gaalkacyo ayaa lagu soo bandhigay Gabayo, hadalo murti leh oo qeexaya dhibaatada ay leedahay Colaadda iyo xumaatada.

Xirsi Yuusuf Bare Maayarka Magaalada Gaalkacyo ee Dowlad goboleedka Galmudug Gobalada dhexe  oo munaasabada hadal ka jeediyay ayaa ku booriyay bulshada Puntland iyo Galmudug in ay is Cafiyaan ayna meel iska dhigaan wax kasta oo lasoo maray.

28 June 2018 ayaa ah maalinta oo asteeyay ama loo aqoonsaday Cafiska Soomaaaliyeed iyadoo munaasabado lagu weynaynaayo ay ka dhaceen Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka iyo deegaaanada hoos yimaada Maamulada qeybta ka ah Dowladda dhexe.

Previous Post

Sinigal Oo Koobka Aduunka Ugu Hartay Jaalleyaal

Next Post

Guddiga qaban qaabada maalmaha xorriyadda oo booqday Wasaaradda Gaashaandhigga-Sawirro

Next Post
Guddiga qaban qaabada maalmaha xorriyadda oo booqday Wasaaradda Gaashaandhigga-Sawirro

Guddiga qaban qaabada maalmaha xorriyadda oo booqday Wasaaradda Gaashaandhigga-Sawirro

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

July 20, 2026
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In