Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Argagixisada Al-Shabaab oo Nabadoon 93-Sano jir ah ku dilay Sh/Dhexe “Dhageyso”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Locals kill five Al-Shabaab militants in Hiiraan region
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa deegaan hoos taga degmada Balcad ee Gobalka Shabeellaha Dhexe waxay ku dileen Nabadoon si wayn looga yaqaanay Gobalkaas.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Nabadoon Abshir Nuur Xuseen oo 93-sano jir ahaa, ayaa maleeshiyada Al-Shabaab ay ku dileen meel fagaaro ah iyagoo kaga been abuurtay inuu ka baxay Diinta Islaamka.

Maxamed Foolay oo ka mid ah Ehelka Nabadoonka ayaa Radio Muqdisho u sheegay in Nadoon Abshir Saddexdii bil ee ugu danbaysay uu u xirnaa maleeshiyadaan, ugu danbayntiina ay toogteen.

HALKAAN KA DHAGEYSO

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/07/MAXAMED-FOOLEYwareysi-oronjo.mp3

Argagixisadda Al-Shabaab ayaa ku caanbaxay ficillada nuucaan ah oo ka soo horjeeda diinta islaamka, waxaana horay ay u dileen dad badan oo birmagaydo ah oo ay ka midyihiin hooyooyin, caruur culumo u diin.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo Casho Sharaf u Sameeyay Guddigii Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda.”Sawirro”

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo daah furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Caasimadda ee shanta Sano

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo daah furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Caasimadda ee shanta Sano

Maamulka Gobolka Banaadir oo daah furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Caasimadda ee shanta Sano

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In