Wednesday, February 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Barnaamijyada

DHAGEYSO: Asli Cabaade oo Mareykanka ka wadda Olole lagu caawinayo ciidamada Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Barnaamijyada, Wararka, Wararka Raadiyahaa, Wareysiyada
0
DHAGEYSO: Asli Cabaade oo Mareykanka ka wadda Olole lagu caawinayo ciidamada Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duuliye sare, Asli Xassan Cabaade, oo loo yaqaan (Calan-sida), oo ahayd haweeneydii ugu horreysay ee Soomaali ee diyaarad duulisa, ayaa hadda wadda qorshe lagu garab istaagayo ciidamada Qaranka Soomaaliya si ay u soo ceshtaan magacii caalamka ay ku lahaayeen ee ahaa Libaaxyada Afrika.

 

Related posts

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026

Asli oo hadda degan Mareykanka ayaa ka mid ah guddiga taakulaynta ciidamada ee uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Soomaaliya kuwaasoo la rabo in ka qeyb qaataan sidii ciidamada Soomaaliya loo caawin lahaa.

Asli oo dhawaan dib ugu laabatay Mareykanka ayaa Soomaalida halkaasi ku nool uga sheekeysay horumarada ka socda dalka Hooyo iyo dedaallada dowladda ay waddo, waxa ay sheegtay in loo baahan yahay in la garab istaago ciidanka Qaranka Soomaaliya si ay u soo celiyaan cududdii ay ku lahaayen geeska Africa, kaasoo ahaa baaq ka yimid Madaxweynaha Soomaaliya.

Previous Post

Jeneraal Bashiir Ameeriko “Waxeynu abuureynaa Koox ka tirsan C.I.D–da  oo ka hortageysa laaluushka”

Next Post

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay deeganka Caad “Dhageyso”

Next Post
Dad Xoolo dhaqato ah iyo Al-Shabaab ku dagaallamay Gobolka Mudug

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay deeganka Caad "Dhageyso"

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

Danjire Faysal oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Singapore

Danjire Faysal oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Singapore

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Indonesia ahna Safiirka aan daganeen ee u qaabilsan Jamhuuriyadda Singapore, Danjire Dr. Faysal...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo ku baaqday xoojinta habraacyada amniga gaadiidka

February 25, 2026
0

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo shacabka Soomaaliyeed ku bogaadisay u hoggaansanaanta awaamiirta hay’adaha amniga iyo ku gacan-siinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In