Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar ku saabsanaa kaalinta saxaafadda ee Sharciga Doorashooyinka dalka oo Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Tababar ku saabsanaa kaalinta saxaafadda ee Sharciga Doorashooyinka dalka oo Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa lasoo gaba gabeeyay kulan Aqoon isweydaarsi ah oo socday muddo labo maalmood ah islamarkaana ku saabsanaa kaalinta saxaafadda ee Sharciga Doorashooyinka dalka oo hadda diyaarintiisa ay gacanta ku heyso Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiintra Dowladda Federaalka ah.

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

March 9, 2026

Aqoon is weydaarsigan oo ay soo qaban qaabisay Wasaradda Arrimaha Gudaha cashiradisiana ay bixinayeen khubaro dhinaca Doorashooyinka ah ayaa waxaa ka qeybgalayay in kabadan 50-suxufiyiin ah oo ka kala socday warbaahinta Qaranka,tan gaarka loo leeyahay iyo Hay’adaha Arrimaha Warbaahina la shaqeeya waxaana leysku dhaafsaday aragtiyo ku saabsan sida Saxaafaddu uga qeyb qaadan laheyd in buslhada la gaarsiiyo sharciga Doorashooyinka.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Soomaaliya mudane Cali Maxamed Maxamuud ayaa uga mahadceliyay Wariyaasha aragtiyada ay ku biiriyeen sharciga Doorashooyinka iyo sida ay muujiyeen inay ka qeyb qaadanayaan wacyigalinta bulshashada ee dhanka doorashooyinka.

Suxufiyiintii kulnak ka qeybgalay ayaa uga mahadceliyay Wsaaradda Arrimaha Gudaha mudnaanta ay siisay Warbaahinta oo lagu bilaabay wada tashiga sharciga Doorashooyinka dalka waxayna balanqaadeen inay ilalain doonaan nidaamka iyo anshaxa saxaafadda ee tabinta Doorashooyinka.

Aqoon is weydaarsigan ayaa kusoo aadaya iyadoo dhawaan Shirkii Madaxda qaranka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ay isku raaceen in sharciga doorashooyinka diyaarintiisa lagusoo gaba gabeeyo ilaa bisha December ee sanadkan 2018, waxaana muuqanaya in hada la bilaabay wadatashiga bulshada ee sharcigan.

Previous Post

Wasiirka Cadaaladda XFS oo Xariga ka jaray Xafiiska Xalinta Khilaafaadka degmada Hodan ee G/Banaadir+Sawirro

Next Post

Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeyay Geeriyada marxuumad Hooyo Bishaaro Aadan

Next Post
Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeyay Geeriyada marxuumad Hooyo Bishaaro Aadan

Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeyay Geeriyada marxuumad Hooyo Bishaaro Aadan

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

March 9, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si wadajir ah u...

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In