Wednesday, May 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan dhiirigalin ah la qaatay Saraakiisha dhallinyarada ee Ciidanka Xoogga’”SAWIRRO’’

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan dhiirigalin ah la qaatay Saraakiisha dhallinyarada ee Ciidanka Xoogga’”SAWIRRO’’
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdiweli Xuseen Jaamac iyo Abaandullaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga dalka ayaa kulan dhiira galin ah iyo bogaadin u sameeyay saraakiisha dhalinyarada ah eek a tirsan xoogga dalka.

Kulanka ayaa waxaa intiisa badan looga hadlay sidii saraakiisha dhalinyarada ah ay u hogaamin karaan howlgalada dalka looga xureeynayo nabdiidka Al-Shabaab

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026
Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

May 19, 2026

Abaandullaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneral Cabdullahi Cali Canood ayaa waxaa uu sheegay in saraakiisha dhalinyarada looga baahan yahay in ay si daacad ah ku hogaamiyaan howlgalada dalka looga saarayo nabadiidka Al-Shabaab.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas C/wali Xuseen Jaamac (Gorod) ayaa saraakiisha dhallinyarada ah faray in ay u diyaar garoobaan Howlgalada dalka looga saarayo cadowga Al-Shabaab

Sidoo kale Jeneral Gorod ayaa xusay in aan loo dulqaadan doonin in Al-Shabaab ay xasuuqaan dadka shacabka, isagoo sheegay in hadda kadib loo baahan yahay in dalka si wadajir ah looga saaro nabadiidka Al-Shabaab

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kulan dhiiri gelin ah la qaatay Saraakiisha dhalinyarada ah ee Booliska “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Ordugan oo bilaabay isbedelkiisa siyaasadeed

Next Post
Madaxweyne Ordugan oo bilaabay isbedelkiisa siyaasadeed

Madaxweyne Ordugan oo bilaabay isbedelkiisa siyaasadeed

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

May 19, 2026
0

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka Isku Aadka Qaramada Afrika loo qori tuuray

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka Isku Aadka Qaramada Afrika loo qori tuuray

May 19, 2026
0

Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka XDS oo guddoomiyay kulan amniga looga hadlayey

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka XDS oo guddoomiyay kulan amniga looga hadlayey

May 19, 2026
0

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In