Saturday, November 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay in aan la aqbali doonin Qof aan shaqa tegin oo Mushaar qaata-(Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay in aan la aqbali doonin Qof aan shaqa tegin oo Mushaar qaata-(Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo daah furay nidaam casri ah oo lagu diiwaangelinayo shaqaalaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in aan la aqbali doonin shaqaale iska qaata mushaar oo aan soo shaqo tagin, lana bilaabayo isla xisaabtan joogto ah oo lagu hubinayo qaab shaqeedka waaxaha maamulka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa xusay in daraasad socotay muddo (5) shan bilood ah lagu ogaaday shaqaale iska qaata mushaar oo shaqada imaan fasax laโ€™aan, nidaamkan casriga ahna uu meesha ka saari doonno isla xisaabtan laโ€™aanta iyo waajibaadka laga gaabiyey, taasoo qeyb weyn ka qaadanaysa hannaan daah furan ee lagu ogaanayo dadka soo shaqo taga iyo kuwa iska qaata mushaarka.

Related posts

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BFS OO KA QEYB GALAY CALEEMA-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BFS OO KA QEYB GALAY CALEEMA-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026

โ€œHadda kadib ma jiri doono shaqaale iska qaata mushaar oo shaqada imaan ama aan wax soo saar lahayn, nidaamkanna waxuu naga caawin doonnaa inaan ogaanno shaqaalaha saxda ah ee guta waajibaadkooda iyo kuwa mushaarka iska qaata, wax la aqbali karo maahan in miisaaniyadda Gobolka Banaadir %70 ay mushaar ku baxdo hadana dadka shaqeeya ee saxda ah ay yar-yihiin, cid walba oo shantaa bilood mushaar qaadatay soona xaadirin shaqada sharciga ayaan la tiigsanaynaa lacagtana waa laga soo celin doonnaa.โ€Ayuu yiri Guddoomiye Eng. Yarisow.

Duqa Muqdisho oo sii hadlayey ayaa kula dar-daarmay agaasimeyaasha waaxaha in shaqaalahooda ay la xisaabtamaan, si loo helo shaqaale huffan loona hubiyo tayadooda shaqo, isagoo yiri โ€œQof walba waa inuu ka soo baxaa masuuliyaddiisa oo dhab ah una fakaraa horumarka caasimadda sidii uu kaalintiisa uga qaadan lahaa. Haddii aan ku guuleysanay in aan bixinno mushaarka shaqaalaha muddadii aan xafiiska joognay, waa in qof walba ogaadaa in xisaab ay daba socoto, loogana baahan yahay shaqo dheeraad ahโ€.

Hirgelinta Systemka cusub ee dib-u-diiwaangelinta Shaqaalaha Gobolka Banaadir oo ah hab casri ah, waxuu kaalin mug leh ka qaadanayaa tayada shaqaalaha iyo hubintooda, iyadoo hannaankani uu meesha ka saarayo cid walba oo waajibaadkeeda gudan weysay.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur, Agaasimeyaasha Gobolka Banaadir iyo qaar kamid ah howlwadeenada Dawladda Hoose.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo furay kalfadhiga 4aad ee baarlamaanka Hirshabeelle

Next Post

Banadir Region Governor Says Government Workers Earning Salaries While skipping their work is Unacceptable

Next Post
Banadir Region Governor Says Government Workers Earning Salaries While skipping their work is Unacceptable

Banadir Region Governor Says Government Workers Earning Salaries While skipping their work is Unacceptable

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BFS OO KA QEYB GALAY CALEEMA-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BFS OO KA QEYB GALAY CALEEMA-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐š๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐ž ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง (๐‡๐š๐ฅ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ)

November 4, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...

XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

November 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In