Monday, August 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka ammaanka oo ka hortagay weerar ay Al-shabaab ku soo qaadeen Baar-sanguuni.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Ciidanka ammaanka oo ka hortagay weerar ay Al-shabaab ku soo qaadeen Baar-sanguuni.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

August 24, 2026

Madaxweynaha JFS oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardaydii Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Fasalka 12-aad

August 24, 2026

Maleeshiyada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig ay ciidamada xoogga dalka iyo Ciidamo ka tirsan Jubbaland ay ku leeyihiin Baar Sanguuni oo ah duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose, balse weerarkaas ayay ciidamadu si feejigan kaga hortageen.

Maleeshiyada oo adeegsatay ilaa 3-gaari oo qaraxyo laga soo buuxiyey ayaa doonayey inay qabsadaan saldhigaas, balse ciidamada halkaasi ku sugnaa ayaa ka hortagay, waxaana lagu jabiyey weerarkii ay soo qaadeen sida uu inoo soo tabiyey Wariyiyaha warbaahinta Qaranka ee mgaaladda Kismaayo ee  caasimada gobolka Jubbada Hoose.

Dagaal qaatay muddo halsac ah oo dhexeyay Ciidamada Xogga Dalka iyo Maleeshiyadka Al- shabab  kaas oo sababay in Maleeshiyada la baacsado, lagana reebto hub iyo saanad Ciidan oo ay wateen Ciidanka ayaa hatan gacanta ku haya Saldhiga ayaa wareerka kusoo  qadeen maleeshiyadka Al-shabab.

Dhimasho iyo dhaawac ayaa maleeshiyada weerarkaasi ka soo gaartay, balse saraakiisha Ciidamadu wali si faahfaahsan kagama hadlin.

 

 

Previous Post

Hal-abuure aan la shaqaaleysiin

Next Post

In ka badan 80 Al-Shabaab ah oo lagu dilay dagaalka ka dhacay deegaanka Baar Sanguuni

Next Post
Taliye Gorod”Howlgalku wuu socon doonaa ilaa laga ciribtiro argagixisada Alshabaab”+sawirro

In ka badan 80 Al-Shabaab ah oo lagu dilay dagaalka ka dhacay deegaanka Baar Sanguuni

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

August 24, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa laashay natiijadii doorashadii golayaasha deegaanka iyo wakiillada Galmudug, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,...

Madaxweynaha JFS oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardaydii Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Fasalka 12-aad

August 24, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha...

R/W Xamsa “Aqoonta la baranaayo iyo baahida suuqa taalo waa inay is daboolaan”.

R/W Xamsa “Aqoonta la baranaayo iyo baahida suuqa taalo waa inay is daboolaan”.

August 24, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayey Arday dhamaysatay Daraasaadka Sare...

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

August 23, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehelinayay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In