Monday, June 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wax ka baro Taariikhda Garsoorka iyo tirada Guddoomiyayaashi soo maray Maxkamadda sare ee Dalka (Hoggaanka Garsoorka) 1960-2018.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Wax ka baro Taariikhda Garsoorka iyo tirada Guddoomiyayaashi soo maray Maxkamadda sare ee Dalka (Hoggaanka Garsoorka) 1960-2018.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaan halkan idinkugu soo gudbin doonnaa warbixin Kooban oo aan ka qornay Guddoomiyayaashii soo maray Maxkamadda sare ee Dalka Soomaaliya laga soo billaabo 1960-2018.

Waa muhiim in la haayo xogta Garsoorka annagoo u kuur galeyna inaan helno war bixin wax ku ool ah oo wax tar u leh Shacabka Soomaaliyeed ,gaar ahaan bahda garsoorka.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka  Suudaan ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

June 28, 2026
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

June 28, 2026

Waxaan si hor dhac ah idiinla wadaagi doonnaa warbixin kooban oo aan ka helnay  Xafiiska warfaafinta ee Garsoorka Dalka.

Gudoomiyayaashii soo maray Maxkamadda sare ee Dalka (Hogaanka Garsoorka).

  1. Alto Boronaajo (Talyaani 1960)
  2. C.raxman Sh.Cali Siciid (1968)
  3. Maxamud Sh.Axmed (1969)
  4. Axmed Shire (1974)
  5. Sh.Xasan C.laahi Faarax (1976)
  6. Sh.Maxamed Axmed Xuseen (1985)
  7. Sh.Axmed Xasan C.le Xasan (1988-1991)
  8. Sh.Adan Gaab (2000)
  9. Dr.Sh.Maxamuud Sulaymaan (2002)
  10. Yuusuf Haaruun (2004)
  11. Maxamuud Cumar (indhabuur 2007-2011)
  12. Avv. Caydiid Ilka xanaf (2011-2016)

13.Garyaqaan Ibraahim iidle Suleyman (2016-2018)

  1. Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed (2018).

Waxaan waqti dhaw idiin soo gudbin doona warbixinno waxtar u leh ummadda Soomaaliyeed.

Xafiiska Warfaafinta Garsoorka

Previous Post

Wasaaradda Haweenka Soomaaliya oo furtay shir looga hadlayo xuquuqda Carruurta

Next Post

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha +Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha +Sawirro

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha +Sawirro

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka  Suudaan ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

June 28, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

June 28, 2026
0

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Itoobiya

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Itoobiya

June 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

June 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In