Thursday, January 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Guddiga Xeer Hoosaadka ee Golahaas +Sawirro

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Guddiga Xeer Hoosaadka ee Golahaas +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya  Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kulan la qaatay Guddiga xeer hoosaadka ee Golaha Shacabka, waxaana kulanka looga hadlay wax ka bedelka Xeer hoosaadka.

Guddiga ayaa guddoomiyaha golaha Shacabka uga warbixiyay arrimaha la xiriira wax ka bedelka Xeer hoosaadka iyagoo si gaar ah uga hadlay qodobada u baahan in wax ka bedel lagu sameeyo.

Related posts

Howlgal lagu jebiyay Khawaarijta oo ka dhacay Nawaaxiga Buula-Xaaji

Howlgal lagu jebiyay Khawaarijta oo ka dhacay Nawaaxiga Buula-Xaaji

January 14, 2026
Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo booqasho ugu tegay Garaad Jaamac

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo booqasho ugu tegay Garaad Jaamac

January 14, 2026

Cabdi kariin Xaaji Cabdi Buux oo ah Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka ayaa sheegay in Maadaama xeer hoosaadka uu Goluhu ku shaqeeyo muhiimna uu yahay guddoonka iyo gudiguba ay xooga saari doonaan sidii wax Ka bedelkiisa looga shaqeyn lahaa.

Previous Post

Argagaxisada Al-shabaab oo Af-duubay Gabar Lix sano jir ah

Next Post

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka socda Galmudug oo kormeer ku tagay deegaano ka tirsan gobolka Mudug

Next Post
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka socda Galmudug oo kormeer ku tagay deegaano ka tirsan gobolka Mudug

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka socda Galmudug oo kormeer ku tagay deegaano ka tirsan gobolka Mudug

Howlgal lagu jebiyay Khawaarijta oo ka dhacay Nawaaxiga Buula-Xaaji

Howlgal lagu jebiyay Khawaarijta oo ka dhacay Nawaaxiga Buula-Xaaji

January 14, 2026
0

Howlgal culus oo saacadihii la soo dhaafay Ciidamada Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ka fuliyeen nawaaxiga deegaanka Buulo-Xaaji ee...

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo booqasho ugu tegay Garaad Jaamac

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo booqasho ugu tegay Garaad Jaamac

January 14, 2026
0

Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee golaha Aqalka Sare ee BJFS Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ...

Wafdiga Dowladda JFS oo qado sharaf loogu sameeyay Laascaanood

Wafdiga Dowladda JFS oo qado sharaf loogu sameeyay Laascaanood

January 14, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabduullaahi Cali Xersi (Timacadde), oo ay wehliyaan Wasiirada...

Shirka ka jawaabista abaaraha iyo amni darrada cuntada dalka oo la soo gabagabeeyay

Shirka ka jawaabista abaaraha iyo amni darrada cuntada dalka oo la soo gabagabeeyay

January 14, 2026
0

Waxaa magaalada Moqdisho ku soo gabagaboobay, Shirka Ka-Jawaabista Abaaraha iyo Amni-Darrada Cuntada dalka kadib dood iyo xog is-weydaarsi miro-dhal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In