Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka socda Galmudug oo kormeer ku tagay deegaano ka tirsan gobolka Mudug

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka socda Galmudug oo kormeer ku tagay deegaano ka tirsan gobolka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kormeerkaan oo ahaa mid ay ugu kuur galayeen Baahiyada dhanka adeegyada bulshada ayaa xubno ka tirsan labada Aqal ee baarlamaanka fadaraalka Soomaaliya oo wehliyeen masuuliyiin ka tirsan dowlad gobaleedka Galmudug waxa ay ku tageen deegaano hoostaga dagmada Jariiban oo ay ka mid ahaayeen, Ceeldhanaane, Buq Qalooc, Afbarwaaqo, Qorweyn iyo Dhinowda.

Deegaanka Ceel dhanaane oo ay ugu horeyn ka bilaabeen koormeerkooda ayaa waxaa ka jiray dhibaatooyin ka dhashay dabeylo ku dhuftay deegaankaasi dhawaan, kuwaa oo sababay in ay bur buraan qaar ka mida guryihii ku yaalay, Sidoo kalana ay ku aasmeen qaar ka mida guryihii halkaasi ku yaalay.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Wasiirada wasaarada Caafimaadka Galmudug Drs Naciimo Maxamed Catoosh ayaa ugu horeyn ka hadashay munaasabada xarig jarka MCH-ka Buq qalooc, waxaana ay sheegtay inay ka maamul ahaan ka shaqaynayaan sidii adeegyada bulshadu u soo gaari lahaayeen deegaankan.

Xidhibaanad Duniyo Maxamed Cali ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay nolasha ay ku nool yihiin Bulshada ku nool deegaanada ay booqdeen, iyadoo ugu baaqday Dowladda Fadaraalka dowlad gobaleed iyo Hay”adaha samafalku in ay u gurmadaan dadka Soomaaliyeed ee dhibaatadu heysato.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Guddiga Xeer Hoosaadka ee Golahaas +Sawirro

Next Post

 Haweeney Alshabaaabnimo loo xukumay.

Next Post
 Haweeney Alshabaaabnimo loo xukumay.

 Haweeney Alshabaaabnimo loo xukumay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In