Tuesday, September 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Heshiis dhigaya in WFP iibsato dalaga dalka oo Muqdisho lagu saxiixay

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Heshiis dhigaya in WFP iibsato dalaga dalka oo Muqdisho lagu saxiixay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

R/wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeybgalay munaasabad ay heshiis ku kala saxiixdeen Wasaaradda Beeraha iyo heyโ€™adda WFP kaas oo ku saabsanaa in heyโ€™addu iibsato dalaga ka soo goโ€™ beeraha dalkeenna.

Munaasabadda ayaa sidoo kale waxaa ka qeybgalay wasiirka Beeraha iyo waraabka ee xukuumaddaย  Federaalka Soomaaliya, Siciid Xuseen Ciid wasiirka qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan, gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng. Yariisoow madaxda Barnaamijka cuntada adduunta ee WFP, iyo guddiga beeraleyda Soomaaliyeed.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026

Munaasabadda ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay raashin Ganleey ah oo WFP ay ka iibsatay beeraleeyda Soomaaliyeed kaas oo cadadkiisu gaarayo 2,500 metric Tone, waxaana wasiirka wasaaradda Beeraha iyo wakiilka WFP ay halkaasi ku kala saxeexdeen heshiis ku saabsanaa in heyโ€™addu ay raashinka ka iibsato beeraleyda Soomaaliyeed halkii marka hore ay ka soo iibsan jirtay dalka dibaddiisa.

Wasiirka Beeraha iyo waraabka ee xukuumaddaย  Federaalkaย  Soomaaliya, Siciid Xuseen Ciid oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in lagu guuleystay sidii heyโ€™adda WFP ay u iibsan laheyd dalagyada ka soo goโ€™ beeraha wadanka.

Madaxda heyโ€™adda WFP ayaa iyaguna halkaasi ka qiray in baaritaan ka dib ay xaqiiqsadeen in tayada raashinka Soomaaliya uu yahay ugu wanaagsan dalagyada ka soo baxa wadamada geeska Afrika, wayna hoosta ka xariiqeen in WFP ay iibsan doonto raashinka ka soo goโ€™ beeraha dalka.

R/wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa soo dhaweeyay heyshiiska ay kala saxiixdeenย  wasaaradda beeraha iyo WFP isagoo tilmaamay in tani ay dhiirrigelinyso siyaasadda dowladda ee ku wajahan la dagaallanka faqriga.

Heshiiskan ayaa qeyb ka ah qorshaha ay xukuumaddu Federaalka Soomaaliya ay ku horumatineyso dhaqaalaha dalka isla markaana lagu yareeynayo saboolnimada.

Previous Post

Al-Shabaab oo ku dilay qof Muslim ah Salaad ku jira

Next Post

Raโ€™iisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Khartuum, Suudaan +Sawirro

Next Post
Raโ€™iisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Khartuum, Suudaan +Sawirro

Raโ€™iisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Khartuum, Suudaan +Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In