Friday, August 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu dhiira gelinayey Dhalinyarada oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu dhiira gelinayey Dhalinyarada oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Daah furka Madasha Dhalinyarada iyo Habeenka Muqdisho oo bishiiba mar la qaban doono ayaa ka dhacday xarunta Demada Kaaraan, waxaana Soo qaban qaabiyay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo kaashaneysa maamulka Gobolka Banaadir iyo Dhalinyarada Ubaxa Caasimadda oo door weyn ka qaatay.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026

Gudoomiyaha Degmada Kaaraan  C/fataax Nuur Cali Yaanyo ayaa sheegay in degmada Kaaraan ay diyaar u tahay martigalenta Barnaamijyada noocaan oo kale ah ee lagu dhiira gelinayo dhalinyarada.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa sheegay in Maamulka uu u sameynayo shaqo abuur dhalinyarada sidoo kalena mudadii uu joogay gobolka ay ka shaqeeyeen isku xerka Arrimah Bulshada.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Soomaaliya Xasan cali Maxamed Amar dambe  ayaa dhalinyarada ku guubaabiyay in ay ka shaqeeyan nabada iyo hormarinta Dalka, si loo gaaro hadafyada waaweyn ee horyaala xukuumadda Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in wasaaraddu ay  wado qoreshayaal lagu hormarinayo isdhaxgalka bulshada iyo dhalinyarada taasi muhimad gaar ah siineysa dhalinyarada maadaama ay boqolkiiba 75 ay dadka Soomaaliyed yihiin.

Maanta oo kale 12 ka bisha agoosto waxaa dunida laga xusaa maalinta dhalinyarada Aduunka, waxaana Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka sida weyn looga Maalintan.

Previous Post

Mahdi Guuleed”Waa in wax badan laga bedelaa habka dhoofinta Xoolaha Dalka si dhaqaalaha loo horumariyo+sawirro

Next Post

Maxay ka dhigan tahay in dekedda Muqdisho ay shaqayso xilli habeen ah?

Next Post
Maxay ka dhigan tahay in dekedda Muqdisho ay shaqayso xilli habeen ah?

Maxay ka dhigan tahay in dekedda Muqdisho ay shaqayso xilli habeen ah?

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In