Wednesday, May 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa oo loogu baaqay inay ka qeyb qaatan horumarka dalkooda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa oo loogu baaqay inay ka qeyb qaatan horumarka dalkooda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Suldaan Maxamed Suldaan Yuusuf oo socdaal ku soo maraya qaar ka mid ah dalal ka mid ah Qaaradda Yurub, kana mid ah salaadiinta ka soo jeeda Deegaannada Puntland ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ku booriyay inay ka qeyb qaataan horumarka dalkooda.

Related posts

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

May 13, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

May 12, 2026

Suldaanka oo la hadlay Radio Muqdisho isaga oo ku sugan dalka Sweden ayaa sheegay in uu kulamo wacyi gelin ah laqaatay dhallinyarada Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool, kuwaasi oo uu ku booriyay inay gacan ka geystaan dadaallada dowladda Soomaaliya ay ugu jirto horumarinta dalka.

Suldaan Maxamed ayaa xusay in Jaaliyadaha uu sidoo kale kala hadlay inay is garab taagaan taakuleynta loo sameynayo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya,  oo dagaallo xoogan kula jira cadowga Ummadda Soomaaliyeed ee Al-Shabaab.

Ugu dambeyn Suldaan Maxamed Suldaan Yuusuf ayaa sheegay in uu kulamo la qaatay arday Soomaaliyeed oo wax ku barta dalka dibadiisa kuwaasi oo uu ku booriyay inay cilmiga ay barteen uga faa’iideeyaan bulshadooda oo ay dalkooda dib ugu soo laabtaan.

Halkan ka dhageyso wareysiga

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/08/WAREYSI-SULADAN-MAXED-BY-SHEEKEYE-18-08-2018.mp3

Previous Post

Duqa Muqdisho oo la kulmay Guddiga qaban-qaabada Carwada Buugaagta Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Puntland oo dib ula wareegtay degaanka Af-urur

Next Post
Puntland oo dib ula wareegtay degaanka Af-urur

Puntland oo dib ula wareegtay degaanka Af-urur

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

May 13, 2026
0

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

May 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

May 12, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xilka la wareegay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xilka la wareegay

May 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In