Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka ammaanka oo qabtay rag Al-shabaab ka tirsan

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Ciidamada ammaanka oo howl-gallo ka wada degmooyinka Muqdisho qaarkood

Ciidamo Balays ah - SAWIR HORE

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka amniga Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay xaafad ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, sida ay sheegeen saraakiil laamaha amniga ka tirsan.

Howlgalka ayaa lagu soo qabtay nin ka tirsan maleeshiyaadka nabad diidka ah ee Alshabaab kaas oo sida la sheegay qorsheynayay in uu fuliyo dil iyo qaraxyo oo ku waxyeelanayo shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

In muddo ah ayay saraakiisha ammaanku sheegeen in ay ku raad joogeen ninkan dhagar qabaha ah.

Saraakiisha amniga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamay in ay hayaan cadeymo muujinaya in ninkan uu ka tirsan yahay Al-shabaab isla markaana falal amni daro ah maleegayay.

Wararka ayaa intaa ku daraya in ninkan dhagar qabaha ah hadda baaritaan uu ku socdo si loo hor geeyo sharciga.

Ciidanka amniga Soomaaliya ayaa muddooyinkana labo laabaya howlgalada ay ku beegsanayaan maleeshiyaadka Al-shabaab oo doonaya in ay dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

In ka badan 2 Milyan oo xaaji oo maanta bilaabaya acmaasha Xajka

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo soo saartay Nidaamka hirgelinta waxbarashada dalka.

Next Post
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo soo saartay Nidaamka hirgelinta waxbarashada dalka.

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo soo saartay Nidaamka hirgelinta waxbarashada dalka.

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In