Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Diyaarad Emirates o siday in ka badan 538 ruux oo gurmad deg deg ah loogu sameeyay New York,USA

admin by admin
8 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Diyaarad Emirates o siday in ka badan 538 ruux oo gurmad deg deg ah loogu sameeyay New York,USA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duulimaadkii diyaarada Emirates ayaa lagu hakiyey New York ka dib markii ay diyaradu siday Rakaab xanuunsan

Ugu yaraan 19 rakaab ah ayaa ku xanuunsanaya duulimaad 14-saacadood ah oo ka imanaya Dubai iyada oo 10 isbitaal la dhigey ka dib markii ay degtay garoonka diyaaradaha New york JFK.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026

Diyaarad ka mid ah duulimaadka Emirates oo sidey in ka badan 538 oo rakaab ah oo gudmad deg deg loogu sameeyey magaalada New york e cariga Mareykanka

Ugu yaraan 19 qof oo saarnaa diyaarad oo ka timid Dubai ayaa la xaqiijiyay in xanuun uu yahey markii ay diyaaraddu soo degtay garoonka diyaaradaha ee John F Kennedy Airport.

Bayaan ay soo saartey Xarumaha Xakamaynta iyo Ka Hortagga Cudurrada (CDC) ayaa lagu sheegay  Qiyaastii 100 qof ayaa ka cabanayey inay duulimaad ka soo duulaan Bariga Dhexe, oo lagu arkey calaamado ay ka mid yihiin qufac iyo qandho,

Saraakiisha caafimaadka ee CDC ayaa la shaqeeynayey hay’ado kale ee Gurmadka magaalada New york

Toban qof ayaa loo qaaday cusbitaallada halka sagaal kale gurmad  daaweynta loo sameeyey, sida uu sheegay Raul Contreras, afhayeenka xafiiska duqa magaalada New York

Astaamaha xanuunka hargabka ayaa laga arkayay dadka la socday diyaaraddaasi oo ay isugu darsameen qufac iyo qandho.

Warbaahinta ABC News ayaa soo tabisay in duuliyihii diyaaraddaas uu diray qeylo dhaan gurmad loogu dalbayo rakaabka xanuunsanaa.

Previous Post

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya oo u ambabaxay Jabuuti

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyaha Ururka ONLF kala hadlay xoojinta nabadda iyo hormarka

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyaha Ururka ONLF kala hadlay xoojinta nabadda iyo hormarka

Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyaha Ururka ONLF kala hadlay xoojinta nabadda iyo hormarka

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In