Saturday, May 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Boostada oo xilka la wareegay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Boostada oo xilka la wareegay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayey Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaas kaas dhawaan la magacaabay.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

May 9, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

May 9, 2026

Agaasimihii ee hore ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cadow oo xilka wareejiyey ayaa sheegay in mudadii uu xilka soo hayey ay u qabsoomeen waxyaabo badan oo ay ka mid tahay Ansixinta Xeerka Isgaarsiinta Qaranka.

Agaasimaha Cusub ee ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada Mudane Cabdicasiis Duwane Isaaq ayaa ka codsay Shaqaalaha Wasaaradda inay siwada jir ula shaqeeyaa, isla markaana u balan qaaday in uu si cadaalad ah ugu adeegi doono.

Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada Ing Cabdi Canshuur Xasan ayaa tilmaamay in uu soo dhaweynayo isbedelka cusub ee Wasaaradda ku yimid, loona baahan yahay in Agaasimaha cusub uu la-yimaado dardargalin dhanka shaqada ah.

“Runtii maanta waa maalin weyn, Wasaaraddu waxa ay u tahay maalin qiimo badan, waa maalin runtii taariikhda baal dahab ah ka geli doonto, in aan sunno ka dhigano oo aan dhaqan ka dhigano in xil wareejinta ay noqoto mid meerta ah oo qofkasta oo ku haboon loo dhiibo, runtii waxa ay ku soo aaday xilli wasaaraddu ay u baahantahay dhiig cusub” ayuu yiri Wasiirka Boostada.

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada ayaa waxyaabaha u qabsoomay waxaa kamid ah inay soo wareejiso Astaanta .SO kaas oo horay u maqneyd gacanta dowladda.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay iney ka go’an tahay horumarinta goobaha dalxiiska dalka

Next Post

Wasaaradda Hawlaha Guud, oo shir layeelatay shirkadaha ka shaqeeya dhismaha ee Gobolka Banaadir

Next Post
Wasaaradda Hawlaha Guud, oo shir layeelatay shirkadaha ka shaqeeya dhismaha ee Gobolka Banaadir

Wasaaradda Hawlaha Guud, oo shir layeelatay shirkadaha ka shaqeeya dhismaha ee Gobolka Banaadir

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u...

Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso doorashada KGS ee...

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa shir-guddoomiyey kulanka amniga caasimadda...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqaynaya doorashada KGS

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqaynaya doorashada KGS

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo uu wehlinayay Xoghayaha Guud ee Guddiga,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In