Tuesday, February 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Kallumeysiga Jubbaland oo qalab Kalluumeysi gaarsiiyay dadka deegaanka Goobweyn

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Kallumeysiga Jubbaland oo qalab Kalluumeysi gaarsiiyay dadka deegaanka Goobweyn
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo kheyraadka Badda ee Dowlad Goboleedka Jubbaland  Ibraahim Cabdi Xasan Baajuun oo ay wehliyaan Hawlwadenada Wasaaradda Kallumaysiga ayaa maanta waxa ay gaarsiiyeen dadka kalluumaysatada ee dagan deegaanka goobweyn iyo hareeraheeda agab Kallumaysi oo ay kusoo jillaabtaan Kalluunka.

Agabkaani ayaa kamid ahaa tarmuusyada lagu keydiyo barafka, mindiyo iyo sidoo kale tooshash ay ifsadaan.

Related posts

Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi

Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi

February 10, 2026
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo xukun toogasho ah ku fulisay dhagarqayaal Khawaarij ah

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo xukun toogasho ah ku fulisay dhagarqayaal Khawaarij ah

February 10, 2026

Tirada agabkaani oo ahaa 160 kartoon, ayaa waxaa 100 kartoon oo kamid ah loogu deeqay kalluumaysatada ceel saaxil halka kallumaysatadda ku dhaqan goobweyn ay heleen 60 kartoon.

Inkastoo aysan baahida kalluumaysatada ay agabkani maanta Wasaaaraddu gaarsiisey aysan ku filneen ayaa hadana  kallumaysatadii heshay agabkaani waxa ay ino sheegeen tani inay tahay billow laakin waxaa ay Wasaaraddu ka codsanaayan inay u keenaan doomo iyo shabaag.

Guddoomiyeyaayaasha goobweyn iyo Ceel saaxil ayaa waxay ku amaaneen Wasaraadda Kalluumaysiga dadaalka dheer ee ay ugu jirto tayeeynta Kallumaysatada ee deegannka goobqwen. ayagoo kacodsaday dawladda in intaan kabadan la soogaarsiiyo

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo kheeyraadka badda ee Jubbaland ayaa kallumaysatada u sheegay in Wasaaraddu qorshaynayso inay taageeri doonto Kallumeysatada ku nool deegaannada Jubbaland.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis Al Sacuud

Next Post

Dadka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo balan qaaday inay joogteynayaan la dagaallanka Al-Shabaab SAWIRRO”

Next Post
Dadka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo balan qaaday inay joogteynayaan la dagaallanka Al-Shabaab SAWIRRO”

Dadka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo balan qaaday inay joogteynayaan la dagaallanka Al-Shabaab SAWIRRO”

Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi

Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi

February 10, 2026
0

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hay’adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Türkiye (BTK) ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad ah (MoU)...

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo xukun toogasho ah ku fulisay dhagarqayaal Khawaarij ah

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo xukun toogasho ah ku fulisay dhagarqayaal Khawaarij ah

February 10, 2026
0

Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka fulisay xukun dil toogasho ah oo horey ay ugu riday Cabdi...

Tababar ku Saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran oo Lagu Qabtay Muqdisho

Tababar ku Saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 9, 2026
0

Tababar ku saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran (Green Climate Fund – GCF) iyo Ansixinta Qiimaynta Baahiyaha Diyaargarowga Soomaaliya (Readiness Needs...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Dr  Cumar Aadan Cadde

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Dr Cumar Aadan Cadde

February 9, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka iyo guud ahaan bahda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In