Sunday, February 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur “ Dowladda federalka ah si deg deg ah ayay uga jawaabtay Qaraxyadii Baydhabo”

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur “ Dowladda federalka ah si deg deg ah ayay uga jawaabtay  Qaraxyadii Baydhabo”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya isla markaana kamid ahaa Wafdi ka socday Golayaasha Dowladda oo deeq Dawo ah gaarsiiyay xarumaha caafimaad ee magaalada Baydhabo oo lagu dabiibayo shacabkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Maleeshiyaadka Argagaxisa Al-Shabaab ay shalay geysteen, ayaa xusay in shacabka iyo madaxda maamulka Koofur galbeed ay aad ugu farxeen kana mahadcelideen sida dhaqsiyaha leh ee ay Xukuumada Soomaaliya uga jawaabtay baaqii Madaxweynaha Jamhuuriyadda mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ee ahaa in Gurmad deg deg ah lala gaaro shacabka ku waxyeeloobay Baydhabo.

“Tirada dhaawacyada waa 47,ruux isbitaalada ayaan ku booqanay ,waxaana Magaalada Muqdisho u soo qaadnay 8-qofood oo dhaawacyo culus qabay kuwaas oo daweyntooda ay dusha saaratay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya “ sidaas ayuu yiri Xildhibaanka.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026

Sidoo kale Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur ayaa sheegay in Gurmadka loo sameynayo shacabka ku waxyeeloobay Qaraxyadii Baydhabo uusan intaas ku ekaan doonin isla markaana ay socdaan dadaalo qeyb kale oo gargaar ah lagu geynayo Baydhabo si dadka ay dhibaateyeen cadowga loogu muujiyo garab istaag.

Qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 20-ruux halka ku dhawaad 50 ay ku dhaawacmeen waxaana dadka geeriyooday iyo ku dhaawacmay oo dhamaantood ah shacab aan waxba galabsan balse la kulmay dhagarta Argagaxisada Al shabaab.

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/10/WAREYSI-XILDHIBANA-XASAN-CABDINUUR-MAHADCELINTA-DOWLADDA-EE-BEYDHABO-2.mp3
Previous Post

Xukuumadda Soomaaliya Iyo Midawga Yurub Oo Kala Saxiixday €100 Milyan Oo Lagu Kabayo Miisaaniyadda Dawladda

Next Post

Madaxweynaha oo kulamo wadatashi iyo dhiirigelin ah la qaatay bulshada Marka iyo Guutada 14ka Oktoobar ee CXDS + Sawirro

Next Post
Madaxweynaha oo kulamo wadatashi iyo dhiirigelin ah la qaatay bulshada Marka iyo Guutada 14ka Oktoobar ee CXDS + Sawirro

Madaxweynaha oo kulamo wadatashi iyo dhiirigelin ah la qaatay bulshada Marka iyo Guutada 14ka Oktoobar ee CXDS + Sawirro

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirka Dowladda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika waxa uu kaga...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

February 14, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka ah (DPI) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, waxaana si wadajir ah u...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

February 14, 2026
0

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In