Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Madaxa UNHCR ee Bariga Afrika kala hadlay Xal-u-helidda Barakacayaasha

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Madaxa UNHCR ee Bariga Afrika kala hadlay Xal-u-helidda Barakacayaasha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Geeska Afrika u qaabilsan UNHCR Danjire Maxamed Cabdi Afeey iyo Madaxa Hayโ€™adda Qaxootiga Adduunka ee Soomaaliya Marwo Caroline Van Buren.

Duqa Muqdisho iyo Madaxda UNHCR ayaa ka wada hadlay sidii xal-waara loogu heli-lahaa barakacayaasha ka badan 5,000 ee ku sugan gudaha iyo daafaha Caasimadda. Waxana ay isla soo qadeen shaqo abuurka dhalinyarada, dayactirka iskuullada iyo xarumaha Caafimaadka.

Related posts

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‘๐ฎ๐ ๐ญ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š

July 16, 2026
Wasiirka Khayraadka Biyaha Galmudug oo kulan la qaatay madax ka socotay Hayโ€™adda ICRCย 

Wasiirka Khayraadka Biyaha Galmudug oo kulan la qaatay madax ka socotay Hayโ€™adda ICRCย 

July 16, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa warbixin dheer ka siiyey ergada Hayโ€™adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga xaaladda barakacayaasha ku sugan Caasimadda, isagoo xusay muhiimadda ay leedahay in lasii xoojiyo taageerada loo fidinayo waqtigan .

โ€œWaxaan u mahadcelinayaa madaxda UNHCR ee maanta noogu yimid xarunta Dawladda Hoose, si aan wadajir uga xaajoono mustaqbalka kumanaanka barakacayaasha ah ee ku nool gudaha iyo daafadaha Caasimadda iyo dadka qaxootiga dib uga soo laabanaya. M/mulka G/Banaadir si buuxda ayay u garab-taagan yahay qaxootiga iyagoo ka wada shaqaynaya hayโ€™adaha gargaarka sidii looga caawin lahaa in qaxootigu ay noloshooda dib u yagleelaanโ€.

Ergeyga Gaarka ah ee Bariga Afrika u qaabilsan Hayโ€™adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Danjire Maxamed Cabdi Afeey ayaa sheegay in mar walba diyaar u yihiin gacan siinta qaxootiga Soomaaliyeed, isla markaana maadaama ay Caasimadda ku nool yihiin qaxooti tiro badan lagama maarmaan tahay in taageerada la sii labo-jibaaro.

Previous Post

Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay Gobollada Baay iyo Jubbada Hoose

Next Post

Socdaalka Madaxda JFS waa tallaabo muhiim ah oo loo baahnaa (Faallo)

Next Post
Socdaalka Madaxda JFS waa tallaabo muhiim ah oo loo baahnaa (Faallo)

Socdaalka Madaxda JFS waa tallaabo muhiim ah oo loo baahnaa (Faallo)

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‘๐ฎ๐ ๐ญ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‘๐ฎ๐ ๐ญ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š

July 16, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS,...

Wasiirka Khayraadka Biyaha Galmudug oo kulan la qaatay madax ka socotay Hayโ€™adda ICRCย 

Wasiirka Khayraadka Biyaha Galmudug oo kulan la qaatay madax ka socotay Hayโ€™adda ICRCย 

July 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

July 15, 2026
0

Somali National University (SNU) has officially launched the Somali National Artificial Intelligence Centre (SNAIC), a Centre of Excellence established to...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
0

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada, hal-abuurka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In