Wednesday, June 4, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad loo qabtay arday ka qalin jabisay jaamacadaha Pakistan +Sawirro

caqiil by caqiil
October 16, 2018
in Wararka
0
Xaflad loo qabtay arday ka qalin jabisay jaamacadaha Pakistan +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Pakistan oo xaflad qalin jabin u samaysay arday dhammaysay heerka kowaad iyo kan labaad ee Jamacaadaha ku yala dalka Pakistan.

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana lgu maanuusayay qalin jabinta arday Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qeyb galay safiirka Soomaaliya  ee dalka Pakistan Ambassador Khadija Al Makhsuumi, madaxa hay’ada ugu sareeysa waxbarashada dalka Pakistan Dr Tariq Banori, Safiirka dalka Italy u fadhiya dalka Pakistan iyo Safiiro heer caalam ah.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Ururrada Bulshada Rayidka ah

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Ururrada Bulshada Rayidka ah

June 3, 2025
Soomaaliya oo ka qeybgalaysa Shirweynaha Shaqaalaha Caalamiga ah ee ILO

Soomaaliya oo ka qeybgalaysa Shirweynaha Shaqaalaha Caalamiga ah ee ILO

June 3, 2025

Ardaydan Soomaaliyeed ayaa bartay Cilmiga Engineeriyada noocyadisa kala duwan iyo maamulka iyo maaraynta, waxa ayna ka qalin jabiyeen jamacadaha ku yaala magalooyinka Islamabad, Bishawar,Faysalabad, iyo magaalada Lahore waxaan wajiyadoona laga dheehan karay farxad iyo damashaad.

Ugu horayn safiirka Soomaaaliya ee dalka Pakistan Khadiija Maxamed Al makhsuumi ayaa soo dhaweysay marti sharafta ka soo qeyb gashay munaasabada qalin jabinta waxa ayna hambalyo iyo bogaadin u dirtay ardayda Soomaaliyeed ee ka qalin jabisay.

Dhanka kale, madaxa ugu sareeya hay’adda waxbarashada dalka Pakistan Dr Tariq Boanori, oo munasabadda marti ku ahaa ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ardayda qalin jabisay waxa uuna shegay in ay ku faraxsan yihiin ka soo qeybgalka munaasabada .

Munasabada waxa soo qaban qaabiyay ma’suuliyiinta safarada Soomaalieed ee dalka Pakistan oo ay ugu horeyso danjire Khadiija Maxamd Al makhsuumi iyo howl wadeenada safaarada oo uu kamid yahay uqeyb sanaha arrimaha dhaqanka iyo waxbarashada Cismaan Ducaale.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

Previous Post

Guddoomiyaha gollaha shacabka oo booqday dhaawacyadii qaraxii Baydhabo

Next Post

Daawo+Sawirro” Madaxweynaha Galmudug oo Maanta Gaaray Gaalkacyo

Next Post
Daawo+Sawirro” Madaxweynaha Galmudug oo Maanta Gaaray Gaalkacyo

Daawo+Sawirro" Madaxweynaha Galmudug oo Maanta Gaaray Gaalkacyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Ururrada Bulshada Rayidka ah

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Ururrada Bulshada Rayidka ah

June 3, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku kulmay qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka...

Soomaaliya oo ka qeybgalaysa Shirweynaha Shaqaalaha Caalamiga ah ee ILO

Soomaaliya oo ka qeybgalaysa Shirweynaha Shaqaalaha Caalamiga ah ee ILO

June 3, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yusuf Mohamed, ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Ingiriiska

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Ingiriiska

June 3, 2025
0

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka Cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u...

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay shabakad khawaarij ah

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay shabakad khawaarij ah

June 3, 2025
0

Cabdinaasir Maxamed Xasan, afgaradiisuna tahay Macallim Xaaji ayaa lagu eedeeyay in uu khawaarijta u sameyn jiray gaadiidka ay qaraxyada ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In