Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan loogu duceynayay Ugaas Warsame oo ku dhintay Qaraxii Baydhabo  oo lagu qabtay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Kulan loogu duceynayay Ugaas Warsame oo ku dhintay Qaraxii Baydhabo  oo lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan tacsida ah oo loogu duceynayey Allaha u naxariistee Ugaas Warsame Ugaas Cali Suuley oo dhawaan isaga iyo dadkale oo aan waxba galabsan ay ku geeriyoodeen qaraxyadii ka dhacay magaalada Beydhaba ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Soomaaliya, Ugaasyo, Salaadiin, oday-dhaqameedyo iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Qaar ka mida oday-dhaqameedyada iyo Xildhibaanada kasoo qeybgalay kulanka ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee  Ugaas Warsame Ugaas Cali Suuley.

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha gudaha Soomaaliya Isxaaq Maxamed Maxamuud, ayaa ballan qaaday in Wasaaraddu ay xil iska saari doonto daryeelka iyo garab istaaga oday dhaqameedyada oo indho u ah bulshada Soomaaliyeed.

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa shacabka ka codsatay in ay iska soo dhexsaaraan kuwa diidan Nabadda iyo xasiloonida dalka.

Imaam Maxamed Yuusuf oo kulanka soo xiray ayaa u duceeyay marxuumka, wuxuuna dhinaca kale dadka kula dardaarmay Alle ka cabsi iyo isku duubni in lala yimaado.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo shaqada ka joojiyay Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga

Next Post

Taliyaha Ciidanka Booliska oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha Ciidanka Booliska oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Taliyaha Ciidanka Booliska oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In