Friday, April 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

QM oo deeq Raashiin ah gaarsiisay Dadka ku go’doonsan Magaalada Idlib ee Dalka Suuriya

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
QM oo deeq Raashiin ah gaarsiisay Dadka ku go’doonsan Magaalada Idlib ee Dalka Suuriya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay Magaalada Idlib, ee dhacda Waqooyi galbeed ee Dalka Suuriya u dirtay Shalay oo Khamiis ahayd 30 Gaadiidka xamuulka ah oo sida deeq gar-gaar Bini-aaddannimo ah.

Gar-gaarkan oo gaaraya 600 Ton, ayaa dhawaan laga qaybin doonaa Magaalada Idlib iyo degaannada ku hareereysan.

Related posts

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026

Idlib oo ku dhowaad 3 Milyan oo Suuriyaan ihi ay Hooy u ahayd ayaa lagu soo warramayaa in intooda badani ay ka qaxeen, markii ay u adkaysan waayeen weerarrada kaga imanaya Ciidamada Dowladda oo ay kaabayaan kuwa Ruushka.

Madaxweynaha Dalka Turkiga, Racep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, ayaa isku raacay in la sameeyo aag dagaalka ka caaggan in laga sameeyo Magaalada Idlib, markii ay ku kulmeen Dalka Ruushka, iyagoo sidoo kale ku heshiisay in qorshe nabadeed loo sameeyo Magaaladaasi, si Dadka halkaasi ku haray loo gaarsiiyo gar-gaarka Bini-aaddannimo.

Isha/Anadolu

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka horumarinta deegaanka

Next Post
Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka horumarinta deegaanka

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka horumarinta deegaanka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

Kulanka Ciidanka Boliiska oo looga hadlay amniga iyo qodobbo kale oo muhiim ah

Kulanka Ciidanka Boliiska oo looga hadlay amniga iyo qodobbo kale oo muhiim ah

April 17, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cismaan C/Laahi ayaa shirguddoomiyay kulan todobaadle ah oo loo qabtay saraakiisha  hoggaanada ciidanka Boliiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In