Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo Maanta kulmay

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Guddoonka Golaha Shacabka oo shaaciyay xilliga uu furmayo kalfadhiga Golaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xaruntooda Muqdisho.

Kulanka oo uu shir Gudoominayay Af-hayeenka Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sh, C/raxmaan ,ayaa looga hadlay Ajendayaasha Golaha horyaalla inta ka dhiman kal-fadhiga Afaraad ee Golaha iyo sidoo kale oddoroska Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadka 2019-ka.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka, Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux, oo kulanka ka dib la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah-faahin ka bixiyay qodobbadii kulanka gaba gabadiisa kasoo baxay.

Wuxuuna sheegay in Guddiga joogtada ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya fadhigiisa Maanta uu ku saabsanaa dib u eegista Ajendaha inta ka hadhay Kal-fadhiga Afaraad iyo oddoroska Miisaniyadda Baarlamaanka Sanadka soo socda.

“Miisaaniyadda Bandhigiddeeda iyo dalabkii aan u baahnayn ayaa Guddiga joogtada ah la dhex dhigay si ay ula socdaan go’aanna ugu gaaraan dalabka uu Baarlamanku leeyahay, ayuu yiri Xoghaye Buux.

Previous Post

Culimada Soomaaliyeed oo baaq kasoo saartay dagaalka ka socda Gobolka Sool

Next Post

Shaqaallaha wasaaradda waxbarashada oo Olole nadaafadeed ka sameeyay jidadka soo gala wasaaradda

Next Post
Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha oo tababar u qabatay ururrada Dhalinyarada

Shaqaallaha wasaaradda waxbarashada oo Olole nadaafadeed ka sameeyay jidadka soo gala wasaaradda

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In