Tuesday, February 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ku dilay lix ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ku dilay lix ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga dalka ayaa lix maleeshiyo oo ka tirsan Al-Shabaab ku dilay tiro kale oo badan ku dhaawacay deegaanka Araara oo ku dhow degmada Jammaame ee Gobolka Jubbada Hoose.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Col. Wills

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Col. Wills

February 10, 2026
Wasiirka Shaqada XFS oo shirka 5-aad ee Madasha ka furay Nairobi

Wasiirka Shaqada XFS oo shirka 5-aad ee Madasha ka furay Nairobi

February 10, 2026

Mukhtar Cabdi Maxamed, oo ah Taliyaha Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa u xaqiijiyay Warbaahinta in ciidamada huwanta guul wax ku ool ah ay ka gaareen howlgal ka dhan ah aragagixisada Al-Shabaab oo Ciidanka Xoogga ay axadii fuliyeen.

“Lix ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ayaa ku dhintay, qaar kalena wey ku dhaawacmeen aagga Araara, ciidamada SNA iyo kuwa ciidamada Jubbaland waxay la wareegeen 2 qori AK47 ah, dagaalyahannada Al-Shabaab ayaa nagula dagaalamay aagga, laakiin ciidamada isgarabsanaya wax khasaaro ah ma soo gaarin”, ayuu yiri Taliye Mukhtar Cabdi Maxamed.

Ciidamada isgarabsanaya ee Xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ayaa ku raad jooga kooxda nabad-diidka Al-Shabaab.

Ciidamada Mareynkanka ayaa sabtidii la soo dhaafay afar ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ku dilay duqeyn ay deegaan ku dhow degmada Jammaame ee Gobolka Jubbada Hoose ka fuliyeen.

Previous Post

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha oo si rasmi ah isaga casilay xilkii Wasiirnimo

Next Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo akhrinta labaad marsiiyay sharciga hay’adda Naafada Qaranka

Next Post
Qaar ka mid ah Musharaxiinta u taagan qabashada Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Maanta Khudbado jeedin doona

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo akhrinta labaad marsiiyay sharciga hay’adda Naafada Qaranka

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Col. Wills

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Col. Wills

February 10, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamud, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay U Qeybsanaha Arrimaha Difaaca...

Wasiirka Shaqada XFS oo shirka 5-aad ee Madasha ka furay Nairobi

Wasiirka Shaqada XFS oo shirka 5-aad ee Madasha ka furay Nairobi

February 10, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Nairobi ku qabatay Shirka 5-aad ee Madasha Dowladda...

Wasiirka Gaadiidka XFS oo tagey halka ay shilka ku gashay diyaarad ku dhacday garoonka

Wasiirka Gaadiidka XFS oo tagey halka ay shilka ku gashay diyaarad ku dhacday garoonka

February 10, 2026
0

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Faarax Nuux, ayaa tagey halka ay shilka ku gashay diyaarad rakaab...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland

February 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dowlad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In