Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada XFS oo la kulmay shaqaalaha Wasaaradda oo kormeeray Dugsiyada dowladda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada XFS oo la kulmay shaqaalaha Wasaaradda oo kormeeray Dugsiyada dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Maxamed Cali ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay shaqaalaha Wasaaradda, kuwaasoo maalintii shalay kormeer ku tagayย  Dugsiyada dowladda.

Kulankan ayaa salka ku hayayย  sidii kormeerayaashii shalay kormeerka ku tagay Dugsiyada dowladda ay u soo gudbin lahayeenย  macluumaad ku saabsan waxyaabihii ay ku soo arkeen.

Related posts

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026

Xubnaha kormeeray iskuullada dowladda ayaa agaasimaha u gudbiyay macluumaadka ku saabsan Dugsiyada ay booqdeen.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Mudane Xassan Maxamed Cali ayaa sheegay in wasaaradda ay ka goโ€™an tahay sidii loo horumarin lahaa Waxbarashada ardeyda Soomaaliyeed.

Mudane Xassan Maxamed Cali ayaa tilmaamay in ย Wasaaradda muhiimad ay siineyso sidii aqoontooda kor loogu qaadi lahaa macalimiinta Dugsiyada islamarkanaย  tababar loo furi doono.

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo dhawaan la soo wareegtay 24 iskuul oo ku yaala gobolka Banaadir, iyadoo ardeyda dhigta Dugsiyada ay si lacag laโ€™aan ah ay wax uga bartan, waxana loo qeybiyay manhajka cusub ee wasaaradda waxbarashada ay diyaarisay.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Talyaaniga

Next Post

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo kulan la qaatay ururada dhalinyarada ee ka jira dalka

Next Post
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo kulan la qaatay ururada dhalinyarada ee ka jira dalka

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo kulan la qaatay ururada dhalinyarada ee ka jira dalka

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Baniโ€™aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In