Friday, April 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DEG DEG:- Al-Shabaab oo lagu duqeeyay Gobalka Mudug

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Maraykanka oo sheegay inuu duqayn ku dilay 10 ka tirsanayd Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Maamiye oo u dhaxeeya deegaanada Ceel-huur Iyo Camaara oo ka tirsan Degmada Xarardheere ee Gobalka Mudug ayaa waxay sheegayaan in duqayn xoog leh halkaasi lagula beegsaday Argagixisada Al-Shabaab.

 

Related posts

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026

Dadka deegaanka oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa xaqiijiyay inay maqleen labo Jug oo aad u xoog badan ka dibna ay arkayeen Holac iyo Qiiq ka baxaya meel u dhow Saldhig Al-Shabaabku ay ku leeyihiin deegaanka Maamiye.

Sidoo kale dadka deegaanka ayaa Radio Muqdisho u sheegay in Gawaari ay leeyihiin Argagixisada Al-Shabaab xiligaasi ay ku sugnaayeen meel u dhow Saldhiga.

Dhanka kale Saraakiil ku sugan Gobalka Galgaduud ayaa inoo sheegay inuu jiro howlgalkaan oo ka dhacay Gobalka Mudug.

Saraakiisha ayaa ka gaabsaday inay faah-faahin ka bixiyaan sida uu u dhacay Howlgalka iyo khasaaraha ka dhashay.

17-kii Bishaan ayay ahayd markii xili habeen ah howlgal kan la mid ah laga sameeyay degmooyinka Jilib iyo Bu’aale oo Argagixiso Soomaali iyo Ajaanib isugu jirta ay ku dhuumaalaysanayeen.

Previous Post

Bahda garsoorka dalka oo xusay dhalasha Nabigeenna Muxammed NNKH

Next Post

Dhageeyso Barnaamijka Midnimo

Next Post
Barnaamijka Midnimo oo looga hadlay muhiimadda isku duubnida Bulshada Soomaaliyeed

Dhageeyso Barnaamijka Midnimo

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In