Saturday, May 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaalaha guddiga dastuurka oo siminaar loo furey +Sawirro

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Shaqaalaha guddiga dastuurka oo siminaar loo furey +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shaqaalaha guddiga la socodka iyo dib u eegista dastuurka Soomaaliya ayaa maanta waxaa magaalada Muqdisho uga furmay tababar ku saabsan xiriirka ama communication kaas oo labo maalin u socon doona, sida furitaanka siminaarkaas ka sheegay guddoomiyaha guddigaas.

Waa markii labaad oo tababar loo qabanayo shaqaalaha cusub ee guddiga baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsan la socodka iyo dib u eegista dastuurka qabyada ah.

Related posts

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

May 9, 2026
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqaynaya doorashada KGS

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqaynaya doorashada KGS

May 9, 2026

Senator, Cabdi Xasan Cawaale Qeyb-diin oo ah guddoomiyaha guddiga ayaa sidoo kale sheegay in marka uu dhamaado tababarka shaqaalaha loo qeybin doono waaxiyaha uu u qeybsan yahay guddiga, isagoo ku adkeeyay in ay ka faa’ideystaan tababarkan.

U jeedka tababaradan ayuu Senator-ka ku sheegay in ay tahay sidii howlwadeenada u baran lahaayeen shaqada loo igmaday.

Previous Post

Wasiirka Beeraha oo la kulmay danjiraha Qatar ee Soomaaliya +Sawirro

Next Post

Baaqa laga soo saaray Shirka Dastuurka ee arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee Muqdisho ku soo xirmay +Sawirro

Next Post
Baaqa laga soo saaray Shirka Dastuurka ee arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee Muqdisho ku soo xirmay +Sawirro

Baaqa laga soo saaray Shirka Dastuurka ee arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee Muqdisho ku soo xirmay +Sawirro

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa shir-guddoomiyey kulanka amniga caasimadda...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqaynaya doorashada KGS

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqaynaya doorashada KGS

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo uu wehlinayay Xoghayaha Guud ee Guddiga,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Jabuuti

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda...

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

May 8, 2026
0

Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In