Toddobaadkaan waxaan barnaamijka ku eegayna mashaariicda dib u dhiska adeegyada bulshada ee caasimada Soomaaliya ee Muqdisho
Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya
Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...






















