Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhulgariir ruxay Jasiiradda Sicily ee Talyaaniga

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Dhulgariir ruxay Jasiiradda Sicily ee Talyaaniga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhulgariirkan oo cabirkiisu yahay A 4.8-magnitude ayaa ku dhuftay Jasiirad kutaala Dalka Talyaaniga ee Qaaradda Europe,kaasi oo ka dhshey Qasaare naf iyo maal intuba.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay warar been abuur ah oo lagu faafiyay baraha bulshada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay warar been abuur ah oo lagu faafiyay baraha bulshada

March 29, 2026
Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026

Warbaahinta Dalka Talyaaniga ayaa soo warinaysa in dhulgariiskaasi uu ku dhuftay Jasiiradda lagu magacaabo Sicily oo ku taala meel buuralay ah oo inta badan aad uga qaraxdo Foolkanada,waxaana ilaa iyo haatan la sheegayaa in 2 qof uu dhaawac soo gaaray,waxaana jira burbur hantiyadeed.

Guryo iyo xaruumo badan ayaa burbur uu soo gaaray,sidoo kale waxaa si KMG ah loo xiray duulimaadyadii garoonka diyaaradaha Catania airport ee Cicily imaanayay ama ka baxayay,si loo baajiyo saameyn ka dhalata dhulgariirka.

Dadka degan buuralayda ayaa lagu wargeliyay in ay halkaasi isaga baxaan,si looga fogaado waxyeelo soo gaarta,waxaana uu dhulgariirkaasi aad u ruxay deegaanka Viagrande

Catania waa magoolo ay ku nool yihiin in ka badan 300,000 kun,kuwaasi pp ka walwalsan saameynta dhulgariirkaasi, majiro ilaa iyo haatan war ka soo baxay dowladda Talyaaniga eek u aadan arintani,balse waxaa socda howlo gurmad ah.

Previous Post

Wareegto ka soo baxday Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dib-u-habeyn loogu sameeyay Guddiga Maaliyadda Golaha

Next Post

Xuduudda Mareykanka iyo Mexico oo caruur ku geeriyootay

Next Post
Xuduudda Mareykanka iyo Mexico oo caruur ku geeriyootay

Xuduudda Mareykanka iyo Mexico oo caruur ku geeriyootay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay warar been abuur ah oo lagu faafiyay baraha bulshada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay warar been abuur ah oo lagu faafiyay baraha bulshada

March 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu si cad u cadeynayaa in uusan jirin wax...

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In