Guddiga xalinta Khilaafadka ee maamul goboleedka Puntland ayaa goordhow kudhawaaqay liiska Xildhibaanada Cusub ee Barlamaanka maamulkaas kadib muddo ay kala hufayeen.
Shir jaraa’id oo goordhow guddiga ay ku qabteen magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayey ku shaaciyeen magacyadaย xubnaha beelaha dega deegaanada maamulkas ee u matalaya Golaha Wakiilada ee Cusub.
Xildhinaada Guddiga ay shaaciyeenย 49 xubnoodย oo kamid ah way ku cusubyihiin Golahaย halka 17 ka kale ay ahaayeen kuwii hore ee Barlamaanka ku jiray, waxaana xusid mudan in halย gabar oo kaliya ay kujirto Golaha wakiilada Puntland.
Halkan ka Akhriso liiska