Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sii-hayaha Wasiirka Tamarta XFS oo kulan la qaatay Wakiil ka socda Ganacsatada dalka Qatar “Sawirro”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Sii-hayaha Wasiirka Tamarta XFS oo kulan la qaatay Wakiil ka socda Ganacsatada dalka Qatar “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyaddoo laga duulayo Heshiisyadii dhawaan ay wada galeen Dawladaha Somalia iyo Qatar ee ku aadanaa Maalgashiga dalka ayaa maanta Wakiil ka socday Ganacsatada Reer Qatar waxa uu magaaladda Muqdisho kula kulmay Sii-hayaha Xilka Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Mudane Cismaan Libaax Ibraahim, iyaggoo kawada hadlay maalgashiga Tamarta.

Ganacsade C/Casiis Al-duleybi oo wakiil ka ah Ganacsatada iyo Dawladda Qatar ayaa sheegay inay aad u daneynayaan Maagashiga Soomaaliya , islamarkaana isagga uu si gaar ah u doonayo maalgashiga Tamarta, maadaama uu madax ka yahay Shirkad arrimahaasi ka shaqeysa.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Kulankaan ayaa intii uu socday labada dhinac waxay Is-dhaafsadeen arrimaha ku qotoma maalgashiga Tamarta Soomaaliya oo intiisa badan ay tahay mid Dahan, una baahan Hal-abuur dhaqaale.

Mudane Cismaan Libaax ayaa sheegay in ay isku af garteen in dhowaan ay wada saxiixdaan is af-garad ku aadan maalgashiga Tamarta Soomaaliya kaas oo sahlaya maalgashiga shisheeye.

Wasiirka waxa kale, oo uu xusay in meel wanaagsan marayo sharciga maalgashiga Tamarta dalka kaas oo wasaaraddu gacanta ku heyso isla markaana ku jira wada tashi marka uu soo dhamaadana la hor geyn doono baarlamaanka Soomaaliya.

Sii-hayaha Xilka Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Mudane Cismaan Libaax Ibraahim oo kulanka kadib la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan cid kasta oo dooneyso in maalgashi ay ku sameeyaan Biyaha iyo Tamarta dalka, si loo horumariyo.

Previous Post

Wasiirka Qorsheynta XFS oo Shir Guddoomiyay Kulan looga hadlayay Qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed ee 2020-2024

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo Xoghayaha guud ee QM u wargelisay in Nicolas Heysom aan laga rabin dalka kana shaqeyn karin

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo Xoghayaha guud ee QM u wargelisay in Nicolas Heysom aan laga rabin dalka kana shaqeyn karin

Dowladda Soomaaliya oo Xoghayaha guud ee QM u wargelisay in Nicolas Heysom aan laga rabin dalka kana shaqeyn karin

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In