Sunday, April 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir ku saabsan siyaasadda iyo sharciga waraabka Qaranka oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Shir ku saabsan siyaasadda iyo sharciga waraabka Qaranka oo Muqdisho ka furmay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan looga hadlayay la tashiga Siyaasadda iyo Sharciga Waraabka Soomaaliya oo ay hormuud ka tahay wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho,kaas oo socon doona muddo Laba Cisho ah.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026

Inta uu socdo shirkan, waxaa ka qeybgalaya mas’uuliyiinta wasaraadda Beeraha XFS, xubno ka kala socda hay’adaha Dowladda,iskaashitooyinka Beeraleyda iyo qaar kamid ah ganacsatada.

Kulankan ayuu ujeedkiisu yahay sidii looga talo bixin lahaa hirgelinta sharcigaasi oo in muddo ah ay ku howlaneed Wasaradda Beeralaha.

Waxaa lagu soobandhigay goobta,muuqaalo iyo warbixino ka tarjumaya muhiimadda dalka uu u leeyahay dhulbeerrdka oo Soomaaliya oo lagu qayaasi 8.1 Milyen oo Hectares heerka lagu cabiro baaxadda dhuleed iyo wax soo saarkiisa,iyo baahiyaha loo qabo dayactirka webiyada dalka Mara,kalaanbiyoodyada,kafaaidaysiga xili roobaadka iyo sida looga gudbi karo caqabadaha yimaada marka biyo la’aan ay dhacdo.

Wasiirka Beeraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid oo k ahadlay furitaanka kulankan ayaa siweyn uga hadlay ahmiyadd asharcigan iyo yoolka ay hiigsanayso wasaaradda Beeraha Soomaaliya.

“Waxaa sharaf inoo ah in aan saka halkan u joogno furitaanka shirka ka doodista sharciga waraabka Soomaaliyeed oo in mudo ah soo socday oo gebo gebadisia kujirno,waraabku wuxuu ahmiyad u leeyahay beeraha haduu uusan jirin beeruhu majirin,wadankayna waxaa soo gaaray burbur xoogan,gaar ahaan kaabayaasha beeraha,taasi o ka imaanaysay fatahaadaha ama dayactir la’aant ain muddo ah haysatay,dowladda Soomaaliya,waxaaa ay xooga saaraysaa in muhiimad gaar ah la siiyo horumarka kaabiyaasha beeraha”. Ayuu yiri wasiir Ciid.

Sharciragn waraabka ayaa wadatashiyadiisa in muddo ah soo socday ,iyadoo sidoo kale la geeyey gobolada dalka,si bulshadu ay uga talabixiso iyo maamulada,waxaana uu maraya heer gebo gebo ah.

Previous Post

Wasiir Goodax iyo Xildhibaanno Baaq u diray Beelo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaanno ka tirsan Hiiraan & Galgaduud

Next Post

Duqa Muqdisho iyo Wasiirka qorsheynta oo ka wada hadlay qorshaha Horumarinta Qaranka+Sawirro

Next Post
Duqa Muqdisho iyo Wasiirka qorsheynta oo ka wada hadlay qorshaha Horumarinta Qaranka+Sawirro

Duqa Muqdisho iyo Wasiirka qorsheynta oo ka wada hadlay qorshaha Horumarinta Qaranka+Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In