Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu taageerayay madaxweynaha K/Galbeed oo ka dhacay Mareykanka+sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu taageerayay madaxweynaha K/Galbeed oo ka dhacay Mareykanka+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee dalka Mareykanka ayaa si weyn u tageeray madaxweynaha cusub ee Konfurgalbeed dhawaan loo doortay Mudane Abdiaziz Laftagareen.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Xaflad siweyn loo soo agaasimay oo ay jaaiyadu kaga halayeen taageeradooda ayay ku qabteen Columbus ohio waxayna inta baddan dadkii ka hadlay muuujiyeen ahmiyada ay Nabada iyo xasiloonidu u leedahay bulsho walba.

Waxay ka codsadeen Madaxweynaha cusub in uu ka dhabeeyo balanqaadyadii uu sameeay islamarkaana uu xal waaro ka gaaro qilaafka siyaasadeed ee Konfurgalbeed dhanka siyaasiyiinta iyo shacabka si loogu jeesto horumar.

Xildhibaanada Dowlada dhexe kaga jira Koonfurgalbeed iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed ayay ugu yeereen in ay ka shaqeeyaan horumar iyo isku duubno isla markaana shacabka ay colaadaha iyo abaaruhu daashadeen aan waqtiga looga lumin siyaasado aan waxba soo kordhinayn sidy hadalka u dhigeen.

Qurbajoogta ayay ka codsadeen in ay ka waantoobaan hurinta colaadaha iyo iyo kicinta shacabka ee dhanka Baraha bulshadu ku kulmaan iyaga oo xusay in xiku meerto yahay 4sano kadibna doorasho imaan doonto .

Ugu dambayna dowladda Soomaaliyeed ayay ka dalbadeen in aysan indhaha ka qabsan cidwalba oo kicin iyo hurin colaadeed ka wada Konfur galbeed Soomaaliya.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.

Next Post

Baarlamaanka Puntland oo maanta dhageysanaya khudbadaha musharixiinta

Next Post
Baarlamaanka Puntland oo maanta dhageysanaya khudbadaha musharixiinta

Baarlamaanka Puntland oo maanta dhageysanaya khudbadaha musharixiinta

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In