Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka qeyb gashay xaflad lagu dhiiri gelinayay dhallinyarada oo lagu qabtay Shangaani “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka qeyb gashay xaflad lagu dhiiri gelinayay dhallinyarada oo lagu qabtay Shangaani “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiro, Xidlhibaanno, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ku-xigeenadisa, qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa xalay ka qeyb galay xaflad lagu dhiiri geliyay dhallinyarada oo lagu qabtay xarunta Degmada Shangaani.

Related posts

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026

Xafladdan oo ay soo agaasintay Guddoomiyaha Degmada Shangaani waxaa kaloo ka qeyb galay qeybaha bulshada ee degmada ku nool, waxaana inta badan looga hadlay sidii loo dhiiri gelin lahaa dhallinta ku dhaqan caasimadda gaar ahaan kuwa degmada Shangaani, si ay u helaan fursado shaqo loogu abuurayo.

Guddoomiyaha Degmada Shangaani Sahro Sheekh Maxamed Amiin ayaa sheegtay in ka maamul ahaan ay gacan ka geysan doonaan sidii dhallinta loo siin lahaa fursado shaqo.

Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee Gobolka Banaadir  Basmo Caamir Jakeeti ayaa sheegtay in maamulka Degmada Shangaani uu ku guuleystay hirgelinta barnaamijyo badan oo dhallinyarada wax loogu qabanayo.

Gudoomiyaha Gobalka Banadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng yariisoow) ayaa sheegay in maamulka Gobolka uu xoogga saarayo sidii dhallinyarada ku nool caasimadda loogu sameyn lahaa fursado ay ku shaqeystaan.

Previous Post

Akhriso:-Waxqabadka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka

Next Post

Ciidamada ammaanka oo soo qabtay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Next Post
Ciidamada ammaanka oo soo qabtay xubin sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada ammaanka oo soo qabtay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In