Wednesday, October 15, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Difaaca dalka oo soo xiray tababarka Xoojinta isku xirka Howlaha Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga dalka+Sawirro

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Difaaca dalka oo soo xiray tababarka Xoojinta isku xirka Howlaha Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga dalka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed ayaa maanta soo xiray tababarka xoojinta isku xirka howlaha taliska guud iyo saraakiisha qeybaha Ciidanka Xoogga dalka,kaasi oo mudo saddex cisho ah Muqdisho ka socday.

Mudada uu tababarkan socday ayaa waxaa diirada lagu saaray qodobo ay ka mid yihiin furista waddooyinka ay go’doomiyeen maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo sidii loo tayeyn lahaa Ciidanka Xoogga dalka,waxaana kulanka lagu sheegay in sanadkan kun askari oo ka tirsan Ciimada AMISOMA la dhimayo.

Related posts

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo heshiis Diblumaasi ah kala saxiixday

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo heshiis Diblumaasi ah kala saxiixday

October 15, 2025
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo ka qeyb galay shirka 72-aad ee WHO 

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo ka qeyb galay shirka 72-aad ee WHO 

October 15, 2025

Munaasabada soo xiritaanka tababarka ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiirka Gaashaandhiga dalka,Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka,Abaanduulah iyo saraakiil ka kala socotay AMISOM iyo Turkiga.

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmo Indho-Qarshe ayaa sheegay iney xoogga saari doonaan sanadkan furista dhammaan waddooyinka isku xira gobolada dalka si loo hagaajiyo isku socodka Bulshada.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda Federaalka Mudane Maxamed Cali xagaa ayaa sheegay inaan la aqbali Karin in koox yar oo sidata fikir guracan ay dhibaato u geysato Bulshada Soomaaliyeed.

Ugu danbeyntii, Wasiirka Difaaca dalka Mudane Xasan Cali Maxamed ayaa sheegay in kulankan uu daahfur u yahay nuuca shaqo sanadkan ee taliska iyo qeybaha ciidanka Xoogga dalka si loo dardar geliyo howlaha ciidanka Qaranka dalka.

Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay dhismaha xarunta degmada Hodan +Sawirro

Next Post

Banbax-howleed wadajir ah oo u dhaxeeya Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka oo furmay+Sawirro

Next Post
Banbax-howleed wadajir ah oo u dhaxeeya Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka oo furmay+Sawirro

Banbax-howleed wadajir ah oo u dhaxeeya Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka oo furmay+Sawirro

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo heshiis Diblumaasi ah kala saxiixday

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo heshiis Diblumaasi ah kala saxiixday

October 15, 2025
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa ku heshiiyay in baasaboorada diblumaasiga ee labada dal laga dhaafo shuruudda dal-ku-galka, kaddib...

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo ka qeyb galay shirka 72-aad ee WHO 

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo ka qeyb galay shirka 72-aad ee WHO 

October 15, 2025
0

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa maanta ka qeyb galay Shirka 72-aad...

Soomaaliya oo ka qeybgal Shirweynaha Wasiirrada Qorshaynta iyo Dhaqaalaha Afrika

Soomaaliya oo ka qeybgal Shirweynaha Wasiirrada Qorshaynta iyo Dhaqaalaha Afrika

October 15, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa ka qeybgalay Shirka...

Duqa Muqdisho oo vasho sharaf u sameeyay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Waqooyi Bari.

Duqa Muqdisho oo vasho sharaf u sameeyay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Waqooyi Bari.

October 15, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay Guddoomiyaha Golaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In