Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada XFS oo dhagax dhigay iskuulka sare Degmada Howlwadaag “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada XFS oo dhagax dhigay iskuulka sare Degmada Howlwadaag “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta Degmada Hol-wadaag ee Gobalka Banaadir ka dhagax dhigay dugsiga sare oo ay wax ku baran doonaan ardayada degan howlwadaag.

Related posts

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026

Sidoo kale Wasiirka Waxbarashada Mudane Cabdulahi Goodax Barre  ayaa ka qeyb galay munaasabadda xariga looga jarayay  iskuulladda hoose dhexe  ee howlwadaag iyo Xassan  Qariidi, waxana ku wehlinaya Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka Calaamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, Madaxa Midowga Yurub Pinji Gardiyola, madax ka socotay hay’adda Adra iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay xafladda.

Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay mar walba diyaar u tahay horumarinta waxbarashada dalka iyo in dib loo soo celiyo dugsiyadii burburka uu soo gaaray.

Madaxa Midowga Yurub  Pinji Gardiyola ayaa sheegay in ay ka qeyb qaadan doonaan horumarinta Waxbarashada Soomaaliya, waxana u mahad celiyaya Xukumadda Soomaaliya oo uu shegay in ay ku dadaashay kor u qaadista Waxbarshada Soomaaliya.

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in ahmiyadda koowaad la siinayo horumarinta Waxbarshada dalka, isla markana loo baahanyahay in lasoo saaro macalimiin tayo leh si ardayda Soomaaliyeed ay heer u gaaraan.

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta in gacanta dowladda dib loogu soo celiyo iskuuladii dowladda, isla markaana kor loo qaado aqoonta macalimiinta iyo tayeynta Waxbarashada.

Previous Post

Guddoomiyaha Aqalka sare iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Kuuriyada Koonfureed  “SAWIRRO”

Next Post

Maalinta Caalamiga ah ee gudniinka Fircowniga oo Muqdisho laga xusay+sawirro

Next Post
Maalinta Caalamiga ah ee gudniinka Fircowniga oo Muqdisho laga xusay+sawirro

Maalinta Caalamiga ah ee gudniinka Fircowniga oo Muqdisho laga xusay+sawirro

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

July 15, 2026
0

Somali National University (SNU) has officially launched the Somali National Artificial Intelligence Centre (SNAIC), a Centre of Excellence established to...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
0

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada, hal-abuurka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Defence Minister Fiqi Meets Jordan Army Chief

July 15, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Republic of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, who is on an official visit...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Boqortooyada Urdun, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In