Friday, September 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keydka Sawirrada

Daawo+Sawirro” Xafladda Buugga Fursadda Wadaniga oo lagu qabtay Gaalkacyo”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Keydka Sawirrada, Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan lagu soo bandhigaayay Buugga ay qortay Qoraa Najmo Maxamuud Sh Cumar “Qaran Bila” ayaa xalay waxaa lagu qabtay Hotel FIVE STAR ee Caasimadda Gobolka Mudug ee Gaalkacyo waxaana ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.

Qoraa Najmo Maxamuud Sh Cumar “Qaran Bila” ayaa ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee hibada u helay Hal abuurka Bandhig Buuggeegaan Xalay ee Gaalkacyo uu noqonayaa Gobolkii afaraad ee ay ku soo bandhigro Hal Abuurkeeda Najmo.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Marka laga tago Mas’uuliyiinta Galmudug ka tirsan ee Xalay ka qeyb galay Munaasabadda waxaa Ggoobjoog ka ahaa Odoyaasha Dhaqanka,Haween iyo Dhalinyarada Maamuladda Puntland iyo Galmudug oo siwada jir ah u maamula Caasimadda Gobolka Mudug ee Gaalkacyo.

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug C/rashiid Xashi Cartan ayaa goobta ka sheegay in Qaran kasto ee jira ay saldhig u tahay Wadaniyadda Mawaadiniintiisa loogana baahan yahay Dhalinta Soomaaliyeed inay qeyb weyn ka qaataan Dhismaha Dalkooda.

Xirsi Yuusuf Barre Maayarka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa dhankiisa ku baraarujiyay Dhalinta Caasimadda Gaalkacyo iyo Guud ahaanba dhalinyarada Soomaaliyeed in Wadaniyadu ay tahay Tiirka lafdhabarka Qaranimada isagoona tusaale usooo qaatay 13 SYL oo buug dahaba ka galay Qranimada Soomaaliyeed waxuuna ugu baaqay inay dhalintu magac iyo maamuus oga tagaan Dalkooda.

Caasimadda Gobolka Mudug ee Gaalkacyo ayaa sanadihii Dambo marti galisay Munaasabado kala duwan oo dhamaan ku qotomada Hormarka iyoIsdhegalka Nabadda  Gobolka Mudug.

Sawir qaade Wariye Baashi Ali Haashi Wakiilka Hobyo

Previous Post

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Maraykanka oo ka wada hadlay xaaladda Suuriya

Next Post

Fursado Shaqo oo ka banaan Wasaaradda Arrimaha Dibada.

Next Post
Fursado Shaqo oo ka banaan Wasaaradda Arrimaha Dibada.

Fursado Shaqo oo ka banaan Wasaaradda Arrimaha Dibada.

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In